Author: QOL Contributor
Algeria oo diiday “faragelin aan la aqbali karin” oo ku saabsan arrimaheeda oo ay wado Paris
Axad: October 3, 2021 Algeria ayaa Sabtidii diiday “faragelin aan la aqbali karin” oo ku saabsan arrimaheeda,…
Barakac saakay ka socdo magaalada Guriceel iyo dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo socda.
Axad: October 3, 2021 Wararka ka imaanaya saakay gobolka Galgaduud gaar ahaan magaalada Guriceel ayaa sheegaya in…
Maamulka Burtinle ee Puntland oo soo dhaweeyay dadkii laga soo musaafuriyay Laascaanood shalay
Axad: October 3, 2021 Wararka ka imaanaya Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in Maamulka Dagmada Burtinle ee Gobalka…
Faysal Cali Waraabe oo ku tilmaamay wax laga xumaado in James Swan Uu ka Qeyb galo Doorashada loogu Yeeray Somaliland
Axad: October 3, 2021 Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa mar kale ka…
Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka Guriceel oo sheegay in ay garab taagan Yihiin Ahlu Sunna hubkana qaatay
Axad: October 3, 2021 Wararka ka imaanaya magalada Guriceel ayaa sheegaya in inta badan Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka…
Iiraan oo shuruurd hor leh ku xirtay wada hadalladii nukliyeerka
Axad: October 3, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdollahian ayaa sheegay in saraakiisha Mareykanka ay…
Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargidir oo ka hadlay colaadda ka soo cusboonaatay deegaanada Galmudug Muqaalka
Axad: October 3, 2021 Maalmo kadib Colaada Galmudug ka taagan waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargidir…
Xiisad ka soo dhex cusboonaatay Shiinaha iyo Taiwan iyo Diyaarado dagaal oo Dul Wareegaya
Sabti: October 2, 2021 Taiwan ayaa Shiinaha ku eedeysay gardarro aan geedi loogu soo gaban kadib…
Australia oo lagu eedaynayo inaanay qaadin tallaabo ku filan oo looga hortagayo hawada wasakhaysan
Sabti: October 2, 2021 Iyadoo muddo bil ah ay ka harsan tahay shirweynaha cimillada ee Qaramada…
Qaar ka mid ah Ciidamadii ku dhaawacmay dagaalkii Bohol ee Duleedka Dhuusamareeb oo la keenay magaalada Muqdisho..
Sabti: October 2, 2021 Wararka ka imaanaya garoonka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laga soo dajiyay halkaas,…
Xildhibaan Mahad” Nimanka shaarka diimeed soo gashtay ee dhufaysyada ka qotay Guriceel
Sabti: October 2, 2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Galmudug gaar…
Degmooyinka Shibis iyo Xamar Jajab oo wada badiyay tartanka kubadda Gacanta Gobolka Banaadir
Sabti: October 2, 2021 Cayaartooyda Degmada Shibis ayaa 38-30 uga badiyay dhigooda Degmada Dharkeenley kulan ka tirsan…