Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa

Sabti: September 25, 2021 Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo baxayay in uu sii xoogeystay khilaafka u…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Puntland oo Boosaaso ka sameeyay howlgalo ay kusoo qabteen xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish.

Sabti: September 25, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Ciidanka PMPF ee Puntland ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qareeno Soomaali Ah Oo Maxkamadda ICC U Gudbiyay Dacwado Ka Mid Ah Kiiskii Ikraan Tahliil

Sabti: September 25, 2021 Qareeno Soomaaliyeed oo fadhigooda yahay magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Abwaan Maki xaaji Banaadir “ Ajakis waa nool yahay waana been abuur in uu dhintay.

Sabti: September 25, 2021 Abwaan maki xaaji banaadir ahna fanaan ku heesa heesaha ayaa ka hadlay xaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiinta Aqalka Sare ee Somaliland Diiwaan gilintooda oo maanta soo Dhamaaneysa

Sabti: September 25, 2021  Diwaangalinta Musharaxiinta u taagan Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi ee dalka ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Cunada aduunka WFP oo raashinka ka jareysa qarooxtiga ku nool Kenya

Sabti: September 25, 2021 Hayda cuntada adduunka ee WFP ayaa jaraysa raashinkii ay siin jiray 440,000 oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taaliban “ Xukunnada dilka ah ee Shareecada islaamka ayaa soo laaban doona

Sabti: September 25, 2021 Taliyihii hore ee caanka ahaa ee bilayska diinta ee Taliban ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Villa Somaliya oo aad uga carootay Warkii shalay ka soo yeeray Wasiirka Galmudug ee ahaa bur burka shirka

Sabti: September 25, 2021 Xafiiska madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aad uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada badda ee dowladda Liibiya oo sheegay in ay soo badbaadiyeen 33 ruux oo ah tahriibayaal

Jimco: September 24, 2021  Ciidamada badda ee dowladda Liibiya ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 33 ruux…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo sheegay mar kale in uu fashilmay Wada hadalkii Farmaajo Rooble

Jimco: September 24, 2021 Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo kahad layay xaaladda khilaafka Madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Qof naftiis hallige ah oo goor dhawayd isku Qarxiyey inta u dhaxaysa Villa Baydhaba iyo Isbitaalka Madiina

Jimco: September 24, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee ispitaal Madiina iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad horleh oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Magalada Muqdisho

Jimco: September 24, 2021 Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay…