Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo magacowday danjiraha Afghanistan ee Qaramada Midoobay

Arbaco: September 22, 2021 Taalibaann ayaa weydiisatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay inay khudbad u jeediso madaxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo fara badan oo lagu arkaya waddooyinka Suudaan ee Khartoum iyo magaalada Omdurman

Talaado: September 21, 2021 Ciidamo fara badan ayaa lagu arkaya waddooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum iyo magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau oo ku guuleystay doorashada guud ee ka dhacday dalkaas.

Talaado: September 21, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku guuleystay doorashada guud ee ka dhacday…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyaha waqtiga ka dhamaaday Farmaajo oo warqadaha qoonsiga ka guddoomay safiiro cusub

Talaado: September 21, 2021 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Waqtigiisa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada midawga Yurub oo Rushka ku heshay inay mas’uul ka ahayd dilka nin sirdoon ahaa oo la sumeeyay

Talaado:September 21, 2021 Maxkamada midawga Yurub ayaa dawlada Rushka ku heshay inay mas’uul ka ahayd dilka nin…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Ergayga QM ee Soomaaliya James Swan

Talaado:September 21, 2021   Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ee Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa markale…

Posted in WARARKA MAANTA

Xarunta Madaxtooyada oo ka socdan kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Talaado:September 21, 2021 Waxaa weli Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ka socda kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Madaxweynaha muddo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo soo saaray liiska Musharaxiinta Aqalka Sare Rooble ku wareejiyay

Talaado:September 21, 2021 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mahdi Guuleed iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Cabdi Xaashi…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo digniin u diray Farmaajo iyo Rooble

Talaado: September 21, 202 Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay lama huraan tahay in si degdeg ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Isku Day Afgembi Dhicisoobay oo goordhaw ka dhacay Sudan iyo Dowlada oo ka hadashay

Talaado: September 21, 202 Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan ayaa ku waramaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddex ciyaartooy oo ka tirsan xulka qaranka ee Jabuuti oo magangelyo ka codsaday Faransiiska

Talaado: September 21, 202 Saddex ciyaartooy oo ka tirsan xulka qaranka ee Jabuuti ayaa magangelyo ka codsaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamul Cusub oo loo magacaabay degmada Cabudwaaq

Talaado: September 21, 202 Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug ahna kusimaha Madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa isbedel…