Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Malaysia oo ka hadashay muwaadinkooda oo Al-shabaabnimo loogu xiray Soomaaliya.

Isniin: September 20, 2021 – Wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Malaysia ayaa sheegtay inay si dhow ula…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal Wasaare Rooble oo madaxda gobolada waqooyi faray iney soo gudbiyaan liiska musharixiinta aqalka sare.

Isniin: September 20, 2021 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Carabta oo war kasoo saartay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday iyo Ra’iisul Wasaare Rooble

Isniin: September 20, 2021 Baarlamaanka Carabta ayaa war kasoo saartay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya gaar ahaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Q,M oo ka digay dagaal ka dhex qarxa dawlada Maraykanka iyo Shiinaha.

Isniin: September 20, 2021 Xog’hayaha guud ee Q,M Antooniyo Gutarees ayaa ka digaydagaal ka dhex qarxa dawlada…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte oo dib ugu laabatay Magaalada Baladweyne

Isniin: September 20, 2021 Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa manta dib ugu soo laabatay Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mahdi Guuleed “ Waxaa farxad ii ah in aan Ummadda Soomaaliyeed la wadaago in dacwadii Maxkamadda Soomaaliya iyo Kenya soo saari doonto 12ka Oktober

Isniin: September 20, 2021 Xukunka dacwada muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay si rasmi ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin hubeysanaa oo siddeed qof ku dilay jaamacad ku taalla magaalada Perm ee dalka Ruushka

Isniin: September 20, 2021 Nin hubeysanaa ayaa ugu yaraan siddeed qof ku dilay jaamacad ku taalla magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Vietnam oo markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka Rooble iyo Farmaajo

isniin: September 20, 2021 Vietnam waxay ugu baaqday dhinacyada ku lugta leh arrimaha Soomaaliya inay xalliyaan khilaafaadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxa miino oo goor dhawayd ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada Dayniile.

isniin: September 20, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xoogan oo laga maqlay inta…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka iyo Turkiga oo wadahadal ka yeelanaya Amniga Garoonka Magaalada Kabul.

isniin: September 20, 2021 Hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Turkiga ayaa wadahadalo muhiim ah ka yeelanaya arinta wadanka Afghanistaan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax uu ku dhaawacmay Taliyaha NISA ee degmada Buurhakaba oo ka dhacay halkaas.

isniin: September 20, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay qarax culus oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargelisay in gebi ahaanba la baajiyay Shirkii Garoowe

isniin: September 20, 2021 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargeliyay in…