Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalkii ka socday Isgooska Banaadir oo ku dhaawacmay taliyihii Ciidanka Haramcad Cabdixamiid Fanax.

khamiis: September 16, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal  u dhaxeeyay ciidamo Milatari ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Britain, Mareykanka iyo Australia oo u heshiiyay ka hortagga ciidanka Shiinaha

. khamiis: September 16, 2021 UK, Mareykanka iyo Australia ayaa ku dhawaaqay heshiis dhanka ammaanka iyo ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Roob xooggan oo xalay ka da’ay tuulada Xiriiro oo ka tirsan degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari.

khamiis: September 16, 2021 Roob xooggan oo khasaare gaystay ayaa xalay ka da’ay tuulada Xiriiro oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku-simaha ra’iisul wasaare ku-xigeenka Afghanistan Mullah Abdul oo hadlay Khilaafka Taalibaan

khamiis: September 16, 2021 Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in khilaaf xoogan soo kala…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Baydhabo

khamiis: September 16, 2021 Howlgalkan uu horkacayey Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Qeybta Koonfur…

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia oo uga digtay Tunisia faragelin ay ku samayso biya xireen webiga Nil.

khamiis: September 16, 2021 Wasaaradda arimaha dibadda dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay khalad taariiqda gashay ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar lagu dilay askar Pakistan ah oo ka dhacay Koofur galbeed dalkaasi

khamiis: September 16, 2021  Saraakiisha Gobolka Kheybar iyo militeriga dalka Pakistan ayaa sheegay in ilaa 7 askari…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Cali Yare oo ka hadlay dagalka saakay ka socda Muqdisho.

khamiis: September 16, 2021 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Cali Yare  ama Cali jeeb…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal ka socda isgoyska Banaadir una dhaxeeyaa Ciidamo uu wato Col Liibaan Madaxweyne iyo Ciidamo Booliis ah.

khamiis: September 16, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay aroor hore uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Senator Cusmaan Maxamuud Dufle oo mar kale ku soo baxay Kursiga Aqalka Sare

Arbaco: September 15, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta HirShabeelle oo ay ka socoto doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee ammniga Xundubey oo baajiyay kulan bari uu ku qaban lahaa Muqdisho

Arbaco: September 15, 2021 Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ku laabtay Muqdisho kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliban oo sheegtay iney kordhineyso iskaashiga kala dhaxeeya Turkiga.

Arbaco: September 15, 2021 Afhyeen u hadlay Taliban oo lagu magacaabo Suhayl Shaheen ayaa sheegay in dalalka…