Author: QOL Contributor
Wasiirka maaliyadda Beyle oo kormeer shaqo ku tagay Dekeda Muqdisho
Sabti: September 11, 2021 Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer shaqo ku…
Bush oo ka digay weeraro argagixiso oo ka dhaca Mareykanka.
Sabti: September 11, 2021 Madaxweynihii hore ee Maraykanka, George W. Bush, ayaa sheegay in ay muuqato in…
Xildhibaan Mahad Salaad oo hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dalka,
Sabti: September 11, 2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa…
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo kulan gaar ah la qaadan doona Xoghayaha Qaramada Midoobay
Sabti: September 11, 2021 Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Rooble oo ku amray wasaaradda maaliyadda inaysan bixin karin lacag uusan isaga soo saxiixin
Sabti: September 11, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray wasaaradda maaliyadda inaysan bixin…
Booliiska Mudug oo gacanta ku dhigay shabakadihii ugu weynaa ee Khamriga keeni jiray Puntland
Axad: September 12, 2021 – Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa gacanta ku dhigay laba kamid ah…
Muwaadin Soomaaliyeed oo shan qof ku dhaawacay dalka Talyaaniga.
Axad: September 12, 2021 –Muwaadin Soomaali ah ayaa xalay shan qof ku dhaawacay weerar tooreey loo adeegsaday…
Qoyska Cabdiwahaab Rooble ku eedeeyay inuu masuul ka yahay xarriga Cabdiwahaab
Axad: September 12, 2021 Xaliimo Maxamed oo ah xaaska Proff Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo warbaahinta kula hadashay…
Guddiga Doorshooyinka Hir-shabeelle oo ku daray is Diiwaangalinta Musharaxiinta
Axad: September 12, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Guddiga Doorshooyinka Dowlad Goboleedka…
Booliiska Kenya oo sheegay in baaritaano lagu hayo maqnaanshaha Prof Cabdiwahaab
Axad: September 12, 2021 Mas’uuliyiin ka tirsan Kenya ayaa sheegay in Sabtidii ay bilaabeen baaritaanno ku aaddan…
Musharraxiin Soomaali ah oo ka qeybgalaya doorashada Canada
Axad: September 12, 2021 Dalka Canada waxaa ka billowday doorashada hordhaca ah ee Baarlamanka, taas oo socon…
Booliiska Somaliland oo Dad u xiray Dilka AUN Xildhibaan Cabdirisaq Cardoofe.
Axad: September 12, 2021 Ciidamada ammaanka Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool ayaa…