Author: QOL Contributor
Abiy Axmed oo booqday jiiddaha dagaalka ay isaga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya iyo Jabhada TPLF.
Axad: September 12, 2021 Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagay meelo ka mid ah…
Booliska Britain oo sheegay inay baarayaan dab lagu qabadsiiyay masaajid
Axad: September 12, 2021 Booliska Britain ayaa sheegay inay baarayaan fal dambiyeed dab lagu qabadsiiyay masaajid ku…
Shirkii Rooble iyo Farmaajo oo lagu kala Dareeray kadib markii Ikraan tahliil la diiday cadaalad Hesho.
Axad: September 12, 2021 sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, kulamo ay lahaayeen dhinacyada dowlada…
Madaxdii Ahlusunna ee dagaalka looga saaray Dhuusamareeb oo dib u soo laabtay
sabti: September 11, 2021 Waxaa maanta magaalada Guriceel gaaray Sheekh Maxamed Shaakir, madaxii xukuumadii hore ee Galmudug,…
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaanka Soomaaliya oo Xilka la wareegay.
sabti: September 11, 2021 Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu…
Mareykanka oo ku baaqay xabbad-joojin shuruud la’aan ah Dagaalka Ethiopia
sabti: September 11, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa mar kale sheegtay in ay si aada ah uga walwalsan…
Mareykanka oo laga xusay 20-guurada weeraradii argagixiso ee September 11
sabti: September 11, 2021 Dadka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xusaya 20-sano guuradii ka soo wareegtay weeraradii argagixiso…
9/11: Muxuu sameeyay nin dhowr ilbiriqsi kaliya uga fakaday qaraxyada
sabti: September 11, 2021 Labaatan sano ka hor, Andrew Cullen waxa uu goob joog u ahaa qaraxa…
Shiinaha oo $ 31 milyan ugu deeqay Afghanistan
sabti: September 11, 2021 Shiinaha ayaa ku dhawaaqay 31 milyan oo dollar oo gargaar ah oo uu…
Taalibaan oo dilay Ruuxullaahi Saalax oo la dhashay Madaxweyne kuxigeenkii dalka Afganistan
Sabti: September 11, 2021 Dagaalamayaal katirsan Taalibaan ayaa lagu soo waramayaa in maxbuus ahaan ku qabteen kadibna…
Dil dad badan ka argagaxeen si weyna loo cambaareeyay oo ka dhacay Yaman.
Sabti: September 11, 2021 Dalka Yemen waxaa dil dad badan ka argagaxeen loogu geestay Muwaadin asal ahaan…
Wan lagu iibsaday Lacag gaareysa Labo Boqol Kun oo Doollar iyo hadal heyn ka dhalatay !!
Sabti: September 11, 2021 Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayaa Neef ido…