Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

5 sano ka dib afgambigii dhicisoobay: Turkiga oo amray in la soo xiro askar hor leh

Talaado: September 7, 2021  Shan sano kadib afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay Turkiga, dacwad oogayaasha magaalada Izmir…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo ku dhowaaqday xukuumad ku-meel gaar ah

Talaado: September 7, 2021  Taalibaan ayaa maanta u magacowday Mullah Mohammad Hassan Akhund, oo ay saaran tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

War-saxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka oo walaac looga muujiyey khilaafka Rooble iyo Farmaajo

Talaado: September 7, 2021  War-saxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa walaac looga muujiyey khilaafka Ra’iisul wasaare…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ka badan150 qof oo “macluul ugu dhintay gobolka Tigray ee Itobiya

Talaado: September 7, 2021 Iyada oo ay sii xumaanayso duruufta bini’aadanimo ee jirtaa gobolka Tigray ayaa fallaagada…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliya iyo Masar oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal.

Talaado: September 7, 2021 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaaraha Kanaada oo dibadbaxayaal careysani la eegteen dhagax tuur

Talaado: September 7, 2021 Ra’iisal wasaaraha Kanaada Justin Trudeau ayay dibadbaxayaal careysani la eegteen dhagax tuur xilli…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Farmaajo iyo Rooble oo hadda kulan uga socda xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

Talaado: September 7, 2021 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhibaatooyin xooggan ayay la kulmeen muslimiinta Mareykanka wixii ka dambeeyay 11-kii September

Talaado:September 7, 2021 Dhibaatooyin xooggan ayay la kulmeen muslimiinta Mareykanka wixii ka dambeeyay 11-kii September 2001-dii oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Safashadiisii labaad ee ugu horreysay Cristiano Ronaldo ee Kooxda Manchester United oo dib u dhici karta.

Talaado:September 7, 2021   Sida wararku ay sheegayaan Cristiano Ronaldo waa inuu sugo illaa Talaadada soo aaddan si…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda kenya oo shaqaale ku kordhisay xafiiskeeda Hargeysa ee Jamhuuriyada Somaliland

Talaado:September 7, 2021   Dowladda kenya ayaa shaqaale ku kordhisay xafiiskeeda Hargeysa ee Jamhuuriyada iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo rasaas ku riday dad mudaharaadayay oo ku nool magaalada Kabul

Talaado:September 7, 2021   Kooxda Daalibaan ayaa rasaas ku ridday dadweyne badan oo isugu soo baxay mudaaharaad ballaaran…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Duulista oo shati shaqo siiyay Shirkad Royal Air oo diyaarad keensatay

Talaado:September 7, 2021   Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax…