Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

daawooyin iyo qalab oo gudoomiyha dagmada warta nabadda ay gaarsiisay isbitaalka weyn ee Gaalkacyo

isniin: August 23, 2021 Deeq isugu jirta daawooyin iyo qalab caafimaad ayaa waxaa maanta gudoomiyha dagmada warta…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiinta oo diiday habraacii uu soo saaray Golaha Wadatashiga Qaran

isniin: August 23, 2021  olaha Midowga Musharixiinta ayaa war-murtiyeed kasoo saaray habraacyadii shalay kasoo baxay shirkii Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Goodax Barre oo si adag kaga hadlay xaaladda kacsan ee Beledweyne daawo

isniin: August 23, 2021  Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaankauu muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo 15-sano oo xabsi ciidan ah ku ridday Cabdirisaaq lagu eedeeyay Al-Shabaab

. isniin: August 23, 2021 Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun 15-sano oo xabsi ciidan ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo sheegtay inay hareereeyen maleeshiyada muqaawamada

isniin: August 23, 2021 Taalibaan ayaa maanta sheegtay inay dagaal-yahanadeeda ay hareereeyen maleeshiyada muqaawamada ah ee ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdikariim Guuleed oo soo dhaweeyay warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka

isniin: August 23, 2021 Musharax madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed oo kamid ah xubnaha midowga musharaxiinta ayaa soo…

Posted in WARARKA MAANTA

C/raxmaan C/shakuur “Sanduuqyadii aan ugu yaboohnay doorashada Soomaaliya waa khasaaray

isniin: August 23, 2021 Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qoraal uu bartiista…

Posted in WARARKA MAANTA

Joe Biden oo sheegay in ciidamada Mareykanka ay ballaadhiyeen joogitaankooda garoonka ee Kabul

Isniin: August 23, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ballaadhiyeen joogitaankooda agagaarka garoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Hirshabeelle oo ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkaas

. Isniin: August 23, 2021 Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Muumin Cilmi Iidow…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabley hubeysan oo weeraray Garoonka Hamid Karazai ee Kabul.

Isniin: August 23, 2021 Dabley hubeysan ayaa waxay saakayto weerareen ciiddan Afganistan oo ku sugnaa Albaabka Waqooyi ee Garoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalada magaalada B/weyne oo kacsan iyo goobihii ganacsiga oo xiran saakay

. isniin: August 23, 2021 Wararka ka imaanaya saakay  magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa shegaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Bolivia oo caafimaadkedu wanaagsan yahay

isniin: August 23, 2021 Madaxweynihii hore ee Bolivia Jeanine Anez ee horay loo xiray ayaa caafimaadkedu wanaagsan…