Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Tuulo Mid kamid ah Soomaaliya oo hadii aad hal geed ka jarto ay la mid tahay in aad dishay qof biniaadam ah

Axad : August 22, 2021 Qurac qaloocan oo aan caleen lahayn ayaa dhex taagan guriga Cantar Xuseen…

Posted in WARARKA MAANTA

shirkii golaha wada-tashiga qaran oo galay maalintiisii labaad

Axad : August 22, 2021 Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa  maalintii labaad ka socda shirkii golaha wada-tashiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Goobihii ganacsiga ee Degmada afgooye oo saakay Xiran iyo Maleeshiyaad lagu arkayo wadooyinka

Axad : August 22, 2021 Wararka ka imaanaya manta  degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda oo xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta qaabilayo 145 qof oo qaxootiga Afghanistan

Axad : August 22, 2021 Saraakiisha Uganda ayaa xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta oo Axad ah qaabilayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Sucuudiga oo xirey nin la sheegay inuu ku caayey nabi Muxummed xaaskiisa Caa’isho

. Axad : August 22, 2021 Booliiska Sucuudiga, ayaa xirey nin la sheegay inuu ku caayey nabi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Turkey-ga oo iska fogeeyey in weerar hawada ah ay ku qaadeen waqooyi galbeed dalka Ciraaq

Axad : August 22, 2021 Madaxweynaha Turkey-ga ayaa iska fogeeyey sabtidii in weerar hawada ah ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Taalibaan oo gabdhaha suxufiyiinta ka mamnuucday Warbaahinta Qaranka

Axad: August 22, 202 Ugu yaraan laba gabdhood oo suxufiyiin ah oo u shaqeeya idaacadda dowladda Afgaanistaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka waxbarashada Somaliland iyo wasiirka waxbarashad Kenya oo kulan yeeshay

Axad: August 22, 202 Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno, iyo wasiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo sameysaneysa baro bulsho oo u gaar ah kadib markii Dagaalka Baraha bulshada looga awood badshay

Axad: August 22, 202 Itoobiya ayaa sheegtay iney ku hawlan tahay sameysashada baro bulsho oo iyada u…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeney reer Afghanistan ah oo ku dhashey ilmo yar iyadoo saaran diyaarad Mareykanku ay ku daad gureynayaan Qaxootiga

Axad: August 22, 202 Haweeney reer Afghanistan ah, ayaa ku dhashey ilmo yar, iyadoo saaran diyaarad Mareykanku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad reer Afghanistan ah oo ku dhintey garoonka Kabul bannaankiisa kadib isbuurasho

Axad: August 22, 202 Toddobo qof oo rayid ah ayaa ku dhintey isbuurasho ka dhacdey bannaanka garoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka oo ku soo qabtay Rag watay Mindi & Bastoolad macmal ah dadka Hiliwaa ku dhici jiray

Axad: August 22, 202 Howlgal ay sameeyeen Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka waxa ay kusoo qabteen labo ruux…