Author: QOL Contributor
Kooxda Taalibaan oo u yeertay ciidamada dowladdii burburtay ee Afghanistan
Khamiis” August 19, 2021 Taalibaan ayaa xiriir la sameysay duuliyeyaashii hore iyo askarta ciidamada qalabka sida ee…
dib u dhac ku yimid shir ku saabsan dardar gelinta arrimaha doorashooyinka
Khamiis” August 19, 2021 Waxa dib u dhac ku yimid shir ku saabsan dardar gelinta arrimaha doorashooyinka…
Afhayeenka ururka Taalibaan oo beeniyey kuna adkeystay inuusan la hadlin warbaahinta Israel
Arbaco: August 18, 2021 Afhayeen u hadlay ururka Taalibaan ee todobaadkan dib ula wareegay gacan ku heynta…
Mareykan oo sheegay in tirada ciidamada Mareykanka ee ku sugan garoonka diyaaradaha Kabul ay gaarayaan ilaa 4,500
Arbaco: August 18, 2021 Wasaaradda gaashaandhiga Mareykan, ayaa sheegtay in tirada ciidamada Mareykanka ee ku sugan garoonka…
Qaramada Midoobay oo bilowday in ay shaqaalaha ka bixiso Afghanistaan Kabul
Arbaco: August 18, 2021 Qaramada Midoobay ayaa billowday inay Afghanistan ka bixiso ilaa 100 shaqaale caalami ah,…
dad la laayay kadib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen shacab dibad-baxayey oo dejiyey calanka Taalibaan
Arbaco: August 18, 2021 Ugu yaraan saddex qof ayaa la dilay, 12 kalena dhaawac ayaa soo gaaray…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday xarunta Safaaradda JFS ee magaalada Qaahira.
Arbaco: August 18, 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda…
Uganda oo dacwad ku soo oogayso askar dad rayad ah ku laysay Somaliya
Arbaco: August 18, 2021 Madaxweynaha dalka Ugaandha Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid…
Theresa May oo Canbaaraysay qaabkii loo maamulay qalalaasaha Afghanistan
Arbaco: August 18, 2021 Cambaareyn kulul ayaa gudaha baarlamaanka Britain looga jeediyay sida ay dowladdu u xakameysay…
Madaxweynihii Afghanistan oo la xaqiijiyay inuu ku sugan yahay Imaaraadka Carabta
Arbaco: August 18, 2021 Waxaan goor dhow sheegnay in madaxweyne Ashraf Ghani la xaqiijiyay inuu ku sugan…
Dowladdaha Masar iyo Soomaaliya oo Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo
Arbaco: August 18, 2021 Dowladdaha Masar iyo Soomaaliyua ayaa magaalada Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira…
Shir muqdisho u furmay DF iyo saraakiishii AMISOM ee shalay soo gaaray Muqdisho
Arbaco: August 18, 2021 Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha…