Author: QOL Contributor
Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkey oo sheegay in wada hadal la galayaan Taalibaan
Arbaco: August 18, 2021 Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan,…
Ciidamada Galmudug oo dib ugu laabtay tuullada Shabeelow
Arbaco: August 18, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Milatariga Soomaaliya oo ay taageerayaan…
UK oo ballan qaaday in ay kumanaan qaxooti reer Afghanistan ah magan gelyo siinayso
Arbaco: August 18, 2021 Xukuumadda Ingiriiska ayaa ballan qaaday in ay kumanaan qaxooti reer Afghanistan ah magan…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay dagaalkii shalay
. Arbaco: August 18, 2021 Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Shabeelow oo dhaca Koonfurta…
Siciid Abshir oo kamid ah Xubnaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka dadban oo ka hor yimid .
Arbaco: August 18, 2021 Siciid Abshir oo kamid ah Xubnaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal…
Burcad Hubeysan Oo xalay Lagu Qabtay Howlgal Laga Sameeyay Muqdisho.
. Arbaco: August 18, 2021 Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Maamulka degmada Kaaraan…
Kulan looga hadlayo tabasho ay qabaan dadka ku nool G/Hiiran oo lagu qabanayo Beledweyne
. Arbaco: August 18, 2021 Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa saakay ka socda qaban qaabadii…
47 Muhaajiriin oo ku geeriyootay Dooni ku cilladowday Badweynta Atlantic
. Arbaco: August 18, 2021 Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah, ayaa ku geeriyootay Dooni ku cilladowday…
Afghanistan Heshiiska ay ciidamada Maraykanku ku baxeen 20 kadib
Arbaco: August 18, 2021 Ka bixitaankii ciidamada caalamiga ah, Taliban waxay isku fidisay dalka oo dhan, waxayna…
Hoggaamiyaasha Taalibaan oo markii ugu horreysay muddo 20 sano dib Wajiyadooda la arkay
Arbaco: August 18, 2021 Hoggaamiyaasha Taalibaan ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sano ah ka dib dunida…
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo sheegtay in la soo geba-gabeeyay sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee 8-aadka.
Arbaco: August 18, 2021 Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa sheegtay in la soo geba-gabeeyay sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah…
Yurub oo loogu baaqay inay soo dhaweeyaan qaxootiga Afghanistan
Arbaco: August 18, 2021 Kadib qabsashadii kooxda Taalibaan ee dalka Afghanistan, ayaa waxa soo ifbaxayay in dalalka…