Author: QOL Contributor
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Masar kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Masar
Talaado: August 17, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo mas’uuliyiinta ku wehelinaya booqashada…
Jubaland oo ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay dabaylo xooggan
. Talaado: August 17, 2021 Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay dabaylo xooggan oo…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo baaq u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada .
Talaado: August 17, 2021 Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad…
Dabley hubaysan oo xalay dad ku laayay Gobolka Hiiraan
Talaado: August 17, 2021 Dabley hubaysan ayaa xalay dad ku laayay degaanka BACDA oo ka tirsan Gobolka…
Duulimaadyada milatari iyo kuwa rayadka ah magaalada Kaabuul oo la joojiyay
Talaado: August 17, 2021 Dhamaan duulimaadyada milatari iyo kuwa rayadka ah eek a bixi jiray gegida diyaaradaha…
Joe Biden oo difaacay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan
Talaado: August 17, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan, isaga…
Maraykanka oo Daalibaan u sheegay in aysan faragelin ku samaynin daad-gureynta Maraykanka ee Garoonka Kaabul
Isniin: August 16, 2021 Madaxa Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa si fool-ka-fool ah ula kulmay Hoggaamiyayaasha Sare…
Garoonka diyaaradaha Kaabul waxaa ka dhacay argagax iyo jahawareer xooggan
Isniin: August 16, 2021 Garoonka diyaaradaha Kaabul maanta waxaa ka dhacay argagax iyo jahawareer xooggan kadib markii…
Antonio Guterres oo Daalibaan ugu baaqay inay is xakameyaan si nolasha dad badan u badbaado.
Isniin: August 16, 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay,ayaa Ururka Daalibaan ugu baaqay inay is xakameyaan si…
Mareykanka oo sheegay in 500 oo askari oo dheeraad ah loo diray garoonka diyaaradaha ee Kaabul
Isniin: August 16, 2021 Wasaaradda gaashaandhiga Mareykanka ayaa sheegtay in 500 oo askari oo dheeraad ah loo…
Madaxweynihii hore ee Afgaanistaan Xamiid Karzai oo xiriir la sameeyay ururka Daalibaan
Isniin: August 16, 2021 Madaxweynihii hore ee Afgaanistaan Xamiid Karzai ayaa xiriir la sameeyay ururka Daalibaan,si xaaladda…
Waa kuwee lixda hogaamiye ee ugu muhiimsan Taliban?
Isniin: August 16, 2021 Taliban ayaa magaalada Kabul kula dagaalamaysay dowladda Afghanistan oo reer galbeedku taageeraan tan…