Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Milatariga Soomaaliya oo ay Al-shabaab ka saaray degaanada Goofgaduud Shabeeley oo ka tirsan Gobolka Baay.

Isniin: August 16, 2021 Ciidamada Milatariga Soomaaliya, ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka saareen degaanka Goofgaduud Shabeeley…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo saakay ku wajahan Dalka Masar kadib Safarkii Nairobi

Isniin: August 16, 2021 Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo ku dhawaaqday 20 sano kadib in uu dhamaday Dagaalkii Afghanistan

Isniin: August 16, 2021 Ururka Taalibaan oo shalay qabsaday  xarunta madaxtooyada Kabul, ayaa ku 20 sano ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland iyo Galmudug, oo dib u celiyaan geel ay kala haysteen xoola dhaqato ka soo jeeda labada maamul.

Isniin: August 16, 2021 Mas’uuliyiinta heer gobol ee Puntland iyo Galmudug, ayaa sida ay sheegeen ku guulaystay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka oo Niyad jab ku tilmaamay qabsashada Taliban ee dalka Afghanistan

Axad: August 15, 2021 Diblomaasiga ugu sarreeya Mareykanka ayaa la-wareegista Taliban ee dalka Afghanistan ugu yeeray “mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani oo isaga Cararay dalkaasi

Axad: August 15, 2021 Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa dalka isaga tegay, isaga oo ku biiray muwaadiniin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Afghanistan oo is-casilaya iyo Taliban oo xukunka la wareegeysa

Axad: August 15, 2021 Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa xukunka iska casili doona saacadaha soo socda, kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirada dowladda Afganistan oo isu diyaarinayo goor dhaw in ay is casilaan

Axad: August 15, 2021 Wasiirada dowladda Afganistan oo isu diyaarinayo inay xilka si nabad ah ku wareejiyaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka gaashaandhigga oo ku soo baxay doorashadii aqalka sare.

Axad: August 15, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in  Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya,…

Posted in WARARKA MAANTA

“Xaaladda Afgaanistaan ​​waxay noqotay “masiibo bani’aadamnimo

Axad: August 15, 2021 “Xaaladda Afgaanistaan ​​waxay noqotay “masiibo bani’aadamnimo” waddankuna wuxuu hoy u noqon doonaa kooxaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ashraf Ghani oo wadahadalo deg deg ah la yeelanaya ergeyga Mareykanka

Axad: August 15, 2021 Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa wadahadalo deg deg ah la yeelanaya ergeyga Mareykanka…

Posted in WARARKA MAANTA

diyaaradaha Maraykanka oo billaabay inay daad gureeyaan diblumaasiyiinta safaaradda Mareykanka ee Kabul

  Axad: August 15, 2021 Wararka ka imaanaya Dalka afganistaan ayaa sheegaya in ay gudaha u galeen…