Author: QOL Contributor
Wasiir ka tirsan Puntland oo u geeriyooday xanuunka COVID-19
isniin: August 9, 2021 Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud iyo Gaadiidka Puntland, Asad Xuseen Xaashi ayaa…
Wasaaradda Shaqada oo beri fasaxday guud ahaan shaqaalaha dowladda bilowga sanadka cusub ee Hijriga 1443
Axad: August 8, 2021 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , waxay ku wargelinaysaa dhammaan…
Daalibaan oo 72 saac qabsatay magaalooyin Muhiim ah oo ay joogeen Ciidamada dalkaasi
Axad: August 8, 2021 Daalibaanta ku sugan Afgaanistaan ayaa sheegtay, in ay qabsadeen magaalooyinka koonfureed ee Sar-epul…
Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland oo lagu taageeray Ra’iisul wasaare Rooble
Axad: August 8, 2021 Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa taageero loogu…
Villa Soomaaliya oo wada in ay Bari is casilaan Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Rooble
Axad: August 8 2021 Wararka ka imaanaya Madaxtooyadda Soomaaliya caawa ayaa sheegaya in laga abaabulayo halkaas in…
Messi oo ilmeynaya oo xaqiijiyay inuu ka tagayo FC Barcelona
Axad: August 8 2021 Lionel Messi oo ilmeynaya ayaa xaqiijiyay Axadii inuu ka tagayo FC Barcelona ka…
Bas rakaab ah oo ku rogmaday galbeedka Turkiga subaxnimadii hore ee saakay
Axad: August 8 2021 Bas rakaab ah ayaa ku rogmaday galbeedka Turkiga subaxnimadii hore ee Axadda, waxaana…
Roobab Mahiigaan ah oo waxyeello ka geystay dalka Suudaan saacadihii la soo dhaafay
Axad: August 8 2021 Roobab mahiigaan ah ayaa waxyeelleeyay kumannaan guri oo ku yaal caasimadda Suudaan ee…
Ra’isul Wasaare Rooble oo caawa kulan xasaasi ah kula leh Villa Somaliya siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.
Axad: August 8 2021 Waxaa goor dhawayd furmay shir albaabada u xiran oo u dhaxeeya Ra’isul Wasaaraha…
Dowladda Suudaan oo u yeeratay safirkii u fadhiyay Itoobiya
Axad: August 8 2021 Suudaan ayaa u yeeratay safirkeedii u fadhiyay dalka Itoobiya kadib markii ay sheegtay…
Madaxweynah Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabay wasiiro cusub
Axad: August 8 2021 Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Madaxweynah Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed,Cabdicasiis…
Warsaxafaadeed ka soo baxay rooble oo lagu sheegay in Hay’adaha dawladdu ay sii wataan shaqadooda
Axad: August 8 2021 Warsaxafaadeed ka soo baxay raysal wasaare rooble ayaa lagu sheegay in Haayadaha dawladdu…