Author: QOL Contributor
Kooxda Horseed oo 41 sano kaddib ku guuleysatay horyaalka Somali Premier League
Isniin: August 2, 2021 Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa 41-sano kaddib ku guuleysatay Horyaalka Somali Premier League…
Rooble oo kulan deg deg ah isugu yeeray xubnaha guddiga doorashooyinka gobollada waqooyi
Isniin: August 2, 2021 Ra’iisul wasaare Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray xubnaha guddiga doorashooyinka…
Go’aan maxkamadeed oo ku saabsan mustaqbalka Falastiyiniinta xaafadda Sheekh Jarrax oo baaqday
Isniin: August 2, 2021 Waxaa natiijo la’aan ku soo dhammaaday dhagaysiga dacwad ka socotay maxkamadda sare ee…
Gudoomiye Cabdi Xaashi oo soo jeediyay qaabka lagu xallin karayo doorashada xildhibaannada Waqooyi
Isniin: August 2, 2021 Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Dowladda Itoobiya oo Wacad ku martay in ay ka takhluusi doonto TPLF
Isniin: August 2, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa waalli ku tilmaantay dalabka fallaagada TPLF ee ka dagaallabto gobolka…
Ciidamada Galmudug oo la wareegay magaalada Camaara ee Gobolka Mudug
Isniin: August 2, 2021 Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay qabsadeen magaalada…
Xulka kubbadda cagta gobolka Bari oo 1-0 uga adkaaday dhigiisa Nugaal.
isniin: August 2, 2021 Xulka kubbadda cagta gobolka Bari ayaa guul ku furtay tartanka gobollada Puntland, ka…
Dagaalka kursiga Aqalka Sare ee Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray
isniin: August 2, 2021 Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada…
Boliska Madagaskar oo sheegay in ay xireen dad Afgembi xilka uga tuuri lahaa Madaxweyne Andaray Rajoelina
. isniin: August 2, 2021 Boliska waddanka Madagaskar waxay sheegeen in la xiray 21-qof oo ay ku…
Doorashada xubnaha Aqalka sare oo ka dhacaysa magaalada Baydhabo maanta.
isniin: August 2, 2021 Doorashada xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa…
Jabuuti oo ka hadashay rabshado ka dhacay qaybo ka mid ah caasimadda dalka Jabuuti ee Canfarta iyo Somalida
isniin: August 2, 2021 Dowlada Jabuuti ayaa si adag uga hadashay rabshado ka dhacay qaybo ka mid…
Wasiirka Arrimaha Dibedda oo si rasmi ah uga jawaabay warbixintii Midowga Afrika
Axad: August 1, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah uga jawaabay…