Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo hal maalin u qabtay in ay xal soo gaaraan Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guulleed

Axad: August 1, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Sucuudiga oo sheegay in qof aan tallaanayn loo ogolaanayn suuqyada waawayn iyo gaadiidka dadweynaha

Axad: August 1, 2021 Digreeto ay soo saartay xukuumadda Sucuudigu ayaa lagu sheegay in laga bilaabo maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Daalibaan oo sheegay in ay jiidheen difaaca ciidamada Afghanistan oo ay qabsadeen Magaalooyin badan.

Axad: August 1, 2021 Dagaallo qadhaadh ayaa ka socda magaalada koonfurta Afghanistan ku taal ee Lashkar Gah,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dab ka holcaya kaymaha Dalalka Giriigga, Turkiga iyo Lubnaan

Axad: August 1, 2021 Dab ka holcaya kaymaha oo ay uga sii dareen heer kulka oo sareeya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciyaartoy ka qayb galaysay Olombigga oo Midowga Yurub magangelyo weydiisatay

Axad: August 1, 2021 Wararka ka imanaya Tokyo ayaa sheegaya in saraakiil ka socota dalka Belarus ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxada ka taqaan tirada Soomaalida ee kala meteleysay dalal kale ciyaaraha Olimbikada

Axad: August 1, 2021 Waxaa maalmihii u danbeeyey Tokyo ka socday ciyaaraha Olympics-ka oo lahaa noocyo kala…

Posted in WARARKA MAANTA

Iran oo beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab ay laheyd Israa’iil

Axad: August 1, 2021 Iran ayaa beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab shidaal oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxo Hubeysan oo weeraray saldhiga ciidamada dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe

Axad: August 1, 2021 nta la xaqiijiyay 6 ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay toboneeyo kalena…

Posted in WARARKA MAANTA

Talibaan oo gantaal ku dhifatay garoonka diyaaradaha magaalada Qandahaar

Axad: August 1, 2021 Dhawr gantaal ayaa kiu dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Qandahaar oo ah garoonka labaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuse Biixi oo kulan deg deg ah isugu yeeray golaha wakiilada cusub ee somaliland

Axad: August 1, 2021 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxaa uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaad ka taqaanaa Janaraal Ceydiid oo 25 sano ka hor maanta oo kale geeriyooday?

Axad: August 1, 2021 Waxaa maanta 25 sano laga joogaa markii uu dhintay Allaha u naxaristee janaraal…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Warfaafinta oo ka hadashay duqeytii lala beegsaday saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin Galmudug.

Axad: August 1, 2021 War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga…