Author: QOL Contributor
Qiimaha iibka xoolaha xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Kenya oo sare u kacay
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Iibka xoolaha ee Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi-Bari Kenya, ayaa sare u kacay, kadib…
Ciyaar yahankii ku guuleystay Ballon D’or Karim Benzema oo aan ka qeyb galeynin ciyaaraha koobka adduunka
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Weerar yahanka reer France ee, Karim Benzema, ayaa ka maqnaan doona ciyaaraha kubadda cagta…
Soomaaliya oo si rasmi ah u saxiixay sharciga caalamiga ah ee ka dhanka ah isticmaalka iyo adeegsiga walxaha qarxa
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay dalalka saxiixay sharciga caalamiga ah ee ka…
Ciidanka Booliska Garoowe oo gacanta ku dhigay kooxo hubeysan oo ka ganacsada daroogada
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawlgal qorsheysan ku qaaday kooxo ka ganacsada daroogada oo mudooyinkii…
Madaxweynew Xasan shekh oo shalay Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed Nuur u dalacsiiyey Darajadda Genaraal
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed nuur Ali Gadaar ayuu Madaxweynaha Qaranku shalay udalacsiiyey Darajadda…
Soomaalida Canada oo caddaalad u raadinaya Hodan Hashi oo ah haweeney dalkaasi lagu dilay Bishan
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Isu soo baxyo caddaalad looggu raadinayo Hodan Hashi, oo bilowgii bishaan lagu dilay magaalada…
Maleeshiyaad deegaanka ah oo Dagaalka kooxda Al Shabaab ka qeyb qaadanaya oo lagu soo bandhigay Degaanka Gaaleef ee Shabellaha Dhexe
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Ciidamo maleeshiyaad deegaanka ah oo loogu tala galay in ay dagaal la galaan kooxda…
Koobka kubadda cagta adduunka oo maanta ka furmaya dalka Qatar laguna daahfuri doonnaa xulalka Qatar iyo Ecuador
Axad:NOVEMBER 20, 2022 ‘Koobka kubadda cagta ee qaramada adduunka ayaa maanta ka bilaabanaya dalka Qatar, waana markii…
Milkiilaha Shirkada Twitter-ka oo qaaday xayiraadii saarneed Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump
Axad:NOVEMBER 20, 2022 ‘Dadku way hadleen’ ayuu yiri mulkiilaha Twitter-ka, isagoo qiray intii lagu guda jiray ra’yi…
Xasan Sheekh “Hadaan hagar jirin Al-shabaab Hubkan ma Hestaan ee Xarardheere aa iskugu imaano. Dawo Muqaalka
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar uu ku marayo furimaha…
Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Beledweyne
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu…
Alshabaab oo Gudaha Suuqa Bakaaraha Ku Weeraray Ciidamo Dharcad ah oo halkaas ku sugna iyo Khasaaro ka Dhashay
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Wararka aan ka heleyno suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag…