Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dhallinyaro Soomaali ah oo la sheegay in dowladda Canada ay qorsheyneyso inay dalkeeda ka musaafuriso oo ka hadlay arimahaas.

Sabti: 19 Nofembar 2022 Dhallinyaro Soomaali ah oo la sheegay in dowladda Canada ay qorsheyneyso inay dalkeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay hormarinta howlaha Kalluumeysiga

Sabti: 19 Nofembar 2022 Wasiirka Wasaaradda Kallumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo saakay gaaraya Wisil, Baxdo, iyo Hiiraan ilaa Duleedka Wabxo si loo kordhiyo Dagaalka Khawaariijta

Sabti: 19 Nofembar 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Bill & Melinda Gates Foundation oo $7 bilyan ugu yaboohay qaaradda Afrika

Sabti: 19 Nofembar 2022 Hay’adda Bill & Melinda Gates Foundation ayaa sheegtay inay 7 bilyan oo dollar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ardayad da’deedu tahay 99 jir ah oo dugsiga hoose dhigata oo ku geeriyootay Kenya

Sabti: 18 Nofembar 2022 Haweeney 99 jir ah oo la rumeysan yahay in ay tahay ardaygii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse oo galabta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka qeyb…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradaha isgaarsiinta ee dowlad goboleedyada oo sheegay inay joojiyeen wada shaqeyntii kala dhexaysa wasaaradda isgaarsiinta ee Federaalka

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Wasaaradaha boostada, isgaarsiinta iyo tiknooljiyadda ee dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa sheegay inay joojiyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Sweden oo fulisay dalabkii Turkey ee ahaa inay wax ka bedesho dastuurkeeda Si loo soo qabto xubnaha xisbiga shaqaalaha Kurdistan ee PKK

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Baarlamaanka Sweden ayaa Arbacadii meel mariyay wax ka bedelka dastuurka dalkaas, kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo dagaalka Ukraine ku adeegsanaya noocyo kala duwan oo miinooyinka ah

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Hay’ad miino saarida ka shaqeysa ayaa sheegtay in isticmaalka Ruushka uu miinooyinka dhulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Burcad aad loo raadinayey oo Israa’iil u dhashay oo lagu qabtay Dalka koofur Afrika magaalada Johannesburg

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Ciidamada Koofur Afrika ayaa xiray nin baxsad ahaa oo u dhashay dalka Israa’iil…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Galmudug oo ansaxiyey degmooyin cusub

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo wehlinaayo Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Cali…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo lagu wado inay kulan gaar ah ka yeeshaan cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya la saaray 1992-dii,

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay kulan gaar ah…