Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Beeraleyda qaadka Kenya oo wajahay khasaaro aad u badan sababo la xiriira cudurka safmarka ee covid-19

Jimco: july 16, 2021 Beeraleyda qaadka ee dalka Kenya ayaa wajahay khasaaro aad u badan dhowrkii sano…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo soo saaray jadwalka cusub ee doorashada

Jimco: july 16, 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ayaa soo saaray jadwalka cusub ee doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Haiti oo Xabsiga u Taxaabay Madaxii ammaanka Madaxtooyada

Jimco: july 16, 2021 Saraakiisha Dalka Haiti ayaa soo xiray Madaxii ugu sareeyay amaanka Aqalka Madaxtooyada Demetri…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciyaartoy u dhashay Uganda oo lagu la’ yahay Japan

Jimco: july 16, 2021 Culays-qaade (Weightlifter) u dhashay dalkaasi ayaa laga waayey Xerada Tababarka Olombikada ee ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Amniga Galmudug iyo kuwo dowladda dhexe oo xaqiijiyay in Qaraxii bacaadwayn la fashiliyay

Jimco: July 16 2021 Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug weerar ismiidaamin…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka ku dhintay daadadka ku dhuftay jarmalka oo haatan dhaaftay 100 qof

Jimco: July 16 2021 Tirada dadka ku dhintay daadadka ku dhuftay gobolada NRW iyo RLP ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliyo iyo Qatar oo xalay yeeshay wadahadal dhanka teleefoonka.

Jimco: July 16 2021 Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliyo iyo Qatar, Maxamed Xuseen Rooble iyo Sheikh Khaalid Bin Khalifa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo ku dhawaaqay in ay doorashada ku qaban doonaan waqtigii loogu talagalay

Jimco: July 16 2021 Guddiga doorashooyinka dadban ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay doorashada ku qaban…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska London oo xiray dad lagu eedeeyay midab-takoorkii cayaartooyda madowga ah

Jimco: July 16 2021 far qof ayey ciidamada amaanka ee Britain xabsiga u taxaabeen, kaddib markii qaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaarihii Lubnaan Saad Hariri oo iska casilay xilkiisii

Jimco: July 16 2021 Ra’isul Wasaarihii Lubnaan Saad Hariri ayaa iska casilay xilkiisii, kaddib markii sida uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada Dowlada

Khamiis: July 15 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Cagjar oo sheegay in dagaalka ka socda Itoobiya uu u dhaxeeyo argagixisada TPLF iyo dawlada

. Khamiis: July 15 2021 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa qoraal uu soo dhigay…