Author: QOL Contributor
Al-Shabaab oo 15 looga dilay weerar ay ku qaadeen garoonka Dhuusamareeb
Isniin: july 5, 2021 Ku dhawaad 15 askari oo ka tirsan ciidamada maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay…
Muxuu qaban doonaa guddiga Horumarinta af Soomaaliga ee Muqdisho looga dhawaaqay?
Isniin: july 5, 2021 Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga kumeel gaarka ah…
Daalibaan ” Dhamaan ciidamada shisheeye waa in ay dalka ka baxaan xiligii loo qabtay
Isniin: july 5, 2021 Ciidan kasta oo shisheeye ah oo ka ka baxa dalka Afgaanistaan wixii ka…
Nin ku tilmaamay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin inuu yahay ‘ Kaligii taliye
Axad: July 4, 2021 Mikhail Khodorkovsky, oo ah ninka ugu caansan ee dib joog ah ee dhaleeceeya…
Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay talo uu hory u soo jeediyay guddoomiyihii hore
Axad: July 4, 2021 Baarlamaanka Puntland ayaa maanta meelmariyay talo uu hory u soo jeediyay guddoomiyihii hore…
Qasaaraha ka dhashay Diyaaradda militari ee ku burburtay Philippine oo soo kordhaya
Axad: July 4, 2021 Diyaaradda militari ee ku burburtay dalka Philippine waxay sidday 92 qof oo ciidamo…
hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Kenya oo ku hanjabay inay maxkamad la tiigsan doonaan Guddiga Macallimiinta Kenya
Axad: July 4, 2021 Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Kenya ayaa ku hanjabay inay maxkamad la…
Dagaal kulul oo saakay Al-shabaab iyo ciidamada Xoogga dalka ku dhexmaray Duleedka dhusamareeb Sawiro
Axad: July 4, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal saakay aroor hore ka dhacay…
Spain, Italy, Denmark iyo England oo u soo baxay wareega Euro 2020
Axad: July 4, 2021 Tartankii 16-aad ee horyaalnimada Yurub (Euro 2020) wuxuu billowday 11-kii Juun iyadoo lagu…
nin u geeriyooday kaddib markii haweeney 20 dolar ku lahaa ku dishay toorrey.
Axad: July 4, 2021 Ganacsade ku nool deegaanka Kirinyaga ee dalka Kenya ayaa geeriyooday Jimcihii kaddib markii…
Koofur Afrika oo oggolaatay in Dacwada Jacob Zuma in dib u eegis lagu sameeyo
Axad: July 4, 2021 Maxkamad ku taalla dalka Koofur Afrika ayaa oggolaatay inay dhegeysiga codsiga madaxweynihii hore…
Xuud oo ka soo horjeeda Hirshabelle oo ka hadlay dagaalka Xalay ka dhacay B/weyne.
Axad: July 4, 2021 Janaraal Abuukar Xuud oo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle, isla markaana ciidamo taabacsan…