Author: QOL Contributor
Tartanka Euro 2020: ciyaar adag oo caawa dhexmari doonta Egland iyo Ukraine
Sabti: Julay 3, 2021 Xulka dalka England ayaa caawa wajihi doona dhigooda dalka Ukraine wareega afar dhamaadka…
Faransiiska oo bilabay dagaalka uu kula jiray ururada hubeysan oo ka dagaalama dalka Mali.
Sabti: Julay 3, 2021 Dawlada Faransiiska ayaa sheegtay in ciidameeda jooga dalka Maliay dib u bilaabayaan howlgalada…
Labo duuliye oo laga soo badbaadiyeen meel u dhow magaalada Honolulu ee dalka Mareykanka
Sabti: Julay 3, 2021 Labo duuliye ayaa ku sugnaa xaalad degganaan ah kaddib markii ilaalada xeebta ay…
Booliiska Garissa oo xiray dad telefoonno been abuur ah ka iibinayay bulshada
Sabti: Julay 3, 2021 Booliiska magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa xiray 14 qof oo…
wasaaradda gaashaan dhigga Ukraine oo haweenka ciidanka ay kabo dhaadheer u xirtaan dhoollatuska
Sabti: Julay 3, 2021 Waxaa caro laga muujiyay qorshe ay la timid wasaaradda gaashaan dhigga Ukraine oo…
muhaajiriin ku qaraqmay badda ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalkaTunisia.
Sabti: Julay 3, 2021 Ugu yaraan 43 qof oo muhaajiriin ah ayaa qaraqmay badda ka dib markii…
Wasiirka waxbarashada dowladda fedaraalka oo magacaabay Guddigga hurumarinta Afka Somaaliga
Sabti: Julay 3, 2021 Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda fedaralka ee Soomaaliya Cabdullahi Abuukar…
maxaabiis laga qabsaday ciidamada Ethiopia oo la marsiiyey waddooyinka magaalada Mekelle ee caasimadda Tigray
Sabti: Julay 3, 2021 Kumanaan askar maxaabiis ah oo laga qabsaday ciidamada dowladda federaalka Ethiopia ayaa Jimcihii…
Madaxweyne kuxigeenka HirShabeelle oo golaha Wasiirada maamulkaas kulan kula yeeshay B/weyne.
Sabti:Julay 3, 2021 Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha…
Mukhtaar Roobow uu cuntadii ka soomay gurina isku soo xiray maalmihii la soo dhaafay
Sabti:Julay 3, 2021 Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Mukhtaar Roobow uu cuntadii…
Dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya Al-Shabaab oo ka dhacay Kulbiyow
Sabti:Julay 3, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal faraha looga gubtay oo dhex maray…
Baarlamanka Puntland Oo Ansixiyay Xisaab-Xirka Miisaaniyadda 2020
Sabti: July 3. 2021 Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah cod aqlabiyad leh ku ansixiyay…