Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo Canbaareeyay Qaraxii Maqaaxida muqdisho ka dhacay

Sabti: July 3.  2021 Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareeyay qaraxa, wuxuuna bayaan uu soo saaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka  kumaandooska iyo Ciidamada Daraawishta Koonfur Galbeed oo  qaaday isbaarooyinkii yaalay Wadada Baydhabo iyo Muqdisho. Jimco: Julay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal oo doortay gudoomiye

Jimco: Julay 2, 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa kulan ay maanta u doortay Muuse Geele…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo ka dhacay maqaaxi lagu shaaho oo ku taalla isgoyska Jubba

Jimco: Julay 2, 2021 Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoogan oo caawa ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay in askar Soomaali ah ay ka dagaalamen Gudaha Itobiya

Jimco: July 2, 2021 Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea…

Posted in WARARKA MAANTA

James Swan oo dalka Sacuudiga Masar Imaaraadka kala hadlay arimaha somaliya.

Jimco: July 2, 2021 Ergeyga qaramada midoobey ee u qaabilsan arrimaha  Soomaaliya James Swan ayaa kulamo la…

Posted in WARARKA MAANTA

Buundo dul marta Wabiga Tekeze oo ka mid ah gobolka Tigray oo la burburiyay.

Jimco: July 2, 2021 Buundo dul marta Wabiga Tekeze, oo ahayd marin muhiim u ah in cunno…

Posted in WARARKA MAANTA

dowlad Deegaanka Soomaalida oo u digtay shaqsiyaad taageersan TPLF

Jimco: July 2, 2021 Xukuumadda dowlad Deegaanka Soomaalida DDS ayaa sheegtay in aysan u dul-qaadan doonin shakhsiyaadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta oo soo dhaweeyay go’aankii Golaha Wadatashiga Qaranka

Jimco: July 2, 2021 Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdiraxmaan Al-Casuumi ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab la wareegtay tuulo kaabiga ku haysa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Jimco: July 2, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Al-shabaab la wareegtay tuulo…

Posted in WARARKA MAANTA

Faysal Cali Waraabe oo sheegay 1 luliyo in ay tahay maalin Somaliland u madow

Jimco: July 2, 2021 “1-da Luulyo waxay Somaliland ku tahay maalintii hooga waxayna noqotay maalintii midoobayd ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Boombalada sida bini’adamnka loo sameeyay oo laga mamnuucay Nigeria

Jimco: July 2, 2021 Boombalada sida bini’adamnka loo suureeyay ee dharka lagu xayeesiiyo gaar ahaan kuwa dumarka…