Author: QOL Contributor
Hawlgallo la xiriira Amniga oo ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee Puntland.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Hawlgallo la xiriira xaqiijinta iyo dardar gelinta Amniga, ayaa ka bilowday magaalooyinka waaweyn…
Hoggaamiyayaasha Ethiopia oo ka hadlay ka bixitaanka ciidanka federaalka ee magaalada Mekelle
Khamiis: Luliyo 1 2021 Hoggaamiyayaasha Ethiopia ayaa Arbacadii hoos u dhigay muhiimadda ka bixitaanka ciidanka federaalka ee…
Maraykanka oo madaxda federaalka iyo dowladaha xubnaha ah ugu baaqay in Doorashada la qabto
Khamiis: Luliyo 1 2021 Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo…
Nin lagu qasbay inuu garab seexdo meydka xaaskiisa oo magdhaw helay
Khamiis: Luliyo 1 2021 Nin Kenyan ah oo bishii May ee sanadkii tagey lagu qasbay inuu habeen…
Ciidamada Somaliland oo Xiray Marwo ku goglatay qol-keeda jiifka ah Calanka Somaliya
Khamiis: Luliyo 1 2021 Ciidamada Booliska Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay saaka markale xabsiga u taxaabeen…
Cayaartii dhex martay Scotland iyo London tagerayasha Scotland Tagay London laga helay 1,991 COVID-19
Khamiis: Luliyo 1 2021 Sida ay xaqiijisay hay’adda Caafimaadka Scotland ugu yaraan 1,991 oo qof oo ka…
Antonio Guterres oo ugu baaqay Mareykanka inay qaado cunaqabateynta saaran Iran
Khamiis: Luliyo 1 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka inay…
xoghayihii hore difaaca Mareykanka ahana maskaxdii qorsheysay dagaalkii Ciraaq oo geeriyooday.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Donald Rumsfeld, oo laba goor soo noqdey xoghayihii difaaca Mareykanka, laguna tilmaamo maskaxdii…
Cumar Filish oo ka dalbaday dhalinyarada Caasimadda in ay ka qeyb qaataan sugitaanka Ammaanka
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 1da Luulyo.
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed…
Al-shabaab oo afduubtay dad ku soo dhaweeyay ciidamadii dowladda Shabeellada Dhexe
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-shabaab ay halkaas…
5 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan oo lagu dilay xuduudka dalka Afganistan.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Ugu yaraan 2 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu dilay rasaas…