Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo Xalay calan-saaray Madaxtooyada Qaranka 1 luliyo.

Khamiis: Luliyo 1 2021 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Puntland oo Farmaajo ku eedaysay in uu lacag ku bixiyay dacaayado

. . Khamiis: July 1 2021 Xukuumadda Puntland ayaa madaxweyne Farmaajo ku eedaysay in uu lacag ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo sheegtay in kumanaan qof ay ku dhibaataysan yihiin gobolka Tigray

Khamiis: July 1 2021 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay iney u baahan tahay iney si deg deg ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada oo Digniin ka soo saaray Dabaal daga caawa ee 1 Luliyo

arbaco: June 30 2021 Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Buula-Kamey…

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay oo lagula wareegay xarumo Internet

Arbaco: June 30 2021 Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay, ayaa lagula wareegay xarumaha internet-ka ee shirkad…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin ka qeyb qaatey xasuuqii Rwanda oo lagu xukumey 25 sano oo xabsi ah

Arbaco: June 30 2021 Maxkamadda sare ee Rwanda, ayaa ku xukuntay Jean Claude Iyamuremye shan iyo labaatan…

Posted in WARARKA MAANTA

Labo sano kadib kacdoonkii lagu tuurey al-Bashir iyo Banaanbaxyo ka curtay Suudaan.

Arbaco: June 30 2021 Labo sano kadib, kacdoonkii lagu tuurey kaligii taliyihii soddonka sano xukumayey Sudan, Omar…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo dhisaysa xarun lagu samaynayo tallaalka cudurka Covid19

Arbaco: June 30 2021 Dowladda Kenya, ayaa sameysaneysa xarun lagu dhameystiro hannaanka sameynta tallaalka cudurka Covid19, iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganactada xaafadda Islii oo dhisaya Xarun booliis oo ku taalla xaafaddaas

Arbaco: June 30 2021 Ganactada xaafadda Islii ee Soomaalidu ay u badan tahay ee magaalada Nairobi, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ka digtey iney halis uggu jiraan abaar saddex is maamul, sababo la xiriira roob yari.

. Arbaco: June 30 2021 Dowladda Kenya ayaa ka digtey iney halis uggu jiraan abaar saddex is…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo daah furey tababar loo sameynayo guddiyada doorashada ee heer goboleed iyo heer federaalba

Arbaco: June 30 2021 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta daah furey tababar loo sameynayo guddiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo sheegtay in ninkii isku Qarxiyay Wsisil uu ku dhashay degmada Rabdhuurrre

Arbaco: June 30 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa Maanta soo bandhigtay magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo naftii…