Author: QOL Contributor
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku dagaalamay taalada Daljirka Dahsoon
Jimco: July 2, 2021 Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dagaalamay taalada Daljirka Dahsoon, Xili ay…
Somaliland oo fasaxday Shirkadda Diyaaradaha ee Fly Dubia oo kal hore ay xayiraad ku soo rogtay
Khamiis: luliyo 1 2021 Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dib u fasaxday Shirkadda Diyaaradaha ee Fly Dubia oo…
Boqorka dalka Swaziland oo ku soo rogey wadankiisa xanibaado fara badan
Khamiis: luliyo 1 2021 Boqorka boqortooyada Eswatani ee dalka Swaziland, ayaa ku soo rogey wadankani xanibaado fara…
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo tababar ugu soo xidhay Ciidan Booliska ah
Khamiis: luliyo 1 2021 Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa tababar ugu soo xidhay in…
Madaxweynaha Galmudug oo Galabta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug
Khamiis: luliyo 1 2021 Madaxweynaha Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta gaaray…
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo
Khamiis: luliyo 1 2021 Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo…
Madaxwaynaha Shiinaha oo reer galbeedka uga digay i faragalin ku sameeyaan dalkiisa.
Khamiis: luliyo 1 2021 Madaxwaynaha wadanka Shiinaha Xi Jinping ayaa wadamada reer galbeedka uga digay in ay…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si adag u naqdiyay khudbadii Farmaajo.
Khamiis: luliyo 1 2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Musharaxiinta mucaaridka ah ee ku bahoobay Golaha…
TikTok oo barteeda ka saartay ku dhowaad 7.3 milyan carruur
Khamiis: luliyo 1 2021 TikTok ayaa barteeda ka saartay ku dhowaad 7.3 milyan oo cinwaan oo ay…
Madaxweyne Qooq Qoor oo ku wajahan deegaanka Wisil ee gobolka Mudug
Khamiis: Luliyo 1 2021 Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta ku wajahan deegaanka…
Donald Trump oo ku socoto baaritaano ku aadan in uu bixin waayay canshuurta.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa waxaa ku soconaya baaritaano ku aadan…
Madaxweynaha Somaliya oo Xuska Maalinta Xorriyadda 1-da Luulyo
Khamiis: Luliyo 1 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo…