Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dambi baarayasha Jarmalka oo baarayaan ninkii Somaliga ahaa ee Toreyda dadka ku laayay

\Axad: June 27 2021 Dambi baarayasha ayaa sheegay inay baarayaan haddii xagjirnimo ama dhibaatooyin dhinaca dhimirka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka warfaafinta Somaliland oo Eedayn u jeediyay Wasiirka Maaliyada somaliya Beyl.

\Axad: June 27 2021 Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo maanta shir jaraa’id ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka u dhaxeeya Xuutiyiinta iyo ciidamada Yemen oo ku sii xoogeysanaya

Axad: June 27 2021 Waxaa jira warar sheegaya in in ka badan 100 dagaal yahanno ah lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh oo dadkii dagana uga baxsanayaan xayiraadda coronavirus

Axad: June 27 2021 Dad aad u badan ayaa buux dhaafiyay goobaha gawaarida laga raaco ee magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Wisil kor u dhaafay dhimashada 30 qof

Axad: June 27 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay Weerar saakay aroor…

Posted in WARARKA MAANTA

Laamaha ammaanka Kenya oo soo bandhigay laba ruux oo ay sheegeen in laga qabo tuhunka Afduubkii Nairobi

Axad: June 27 2021   Laamaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawirrada laba ruux oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

booliska Jarmalka oo shegay Soomaaligii Weerarka Fuliyay laga Helay Mobilkiisa Hadalo Nacayb ah

Axad: June 27 2021 Mas’uuliyiinta dalka Jarmalka ayaa weli baaraya sababta ku kaliftay nin Soomaali ah inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Puntland oo gobolka saanaag ku burburiyey dhalooyin maandooriyaha Khamriga

Axad: June 27 2021 Ciidanka Booliska dowlad goboleedka Puntland ee magaalada badhan ee gobolka saanaag ayaa meel fagaare…

Posted in WARARKA MAANTA

Algeria oo xukuumad cusub looga dhawaaqo kadib Doorashadii ka dhacday dalkaas

Axad: June 27 2021 Madaxweynaha dalka Algeria Cabdimajiid Tabuun ayaa soo gabagabeyay latashiyo uu lasameeyay axsaabta siyaada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka caafimaadka UK oo is casilay kadib markii uu dhunkaday haweeney

Axad: June 27 2021 Matt Hancock ayaa iska casilay xilka wasiirka caafimaadka kadib markii uu ku xad…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo saakay Weerar ku bilaawday Qaraxyo ku qaaday degaanka Wisil ee Mudug.

Axad: June 27 2021 Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya Weerar ku bilaawday Qaraxyo oo saakay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlad goboleedla Hirshabeelle oo ka hor timid shir shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Axad: June 27 2021 Dowlad goboleedla Hirshabeelle ayaa ka horyimid shir shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee la…