Author: QOL Contributor
Rooble iyo madaxweyne Qoor Qoor oo booqday dhaawacyadii shalay laga keenay degmada Wisil
Isniin: June 28 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi…
Al-shabaab oo degmada Saakow ku toogteen lix ruux oo ku eedaysnaa basaasnimo.
Isniin: June 28 2021 Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay, in ay Axaddii shalay degmada Saakow ee Gobolka Jubada…
Ruushka oo diidday inay kaalmo ciidan u fidiyo dalka Itoobiya
Isniin: June 28 2021 Dowladda Ruushka ayaa diidday inay kaalmo ciidan u fidiyo dalka Itoobiya kaddib guulihii…
Dadka qaba xanuunka HIV/AIDS-ka Soomaaliya oo bulshada kala kulma faquuq
Isniin: June 28 2021 Dadka qaba xanuunka HIV/AIDS-ka Soomaaliya ayaa bulshada kala kulma faquuq xooggan sida lagu…
Rooble oo raalli gelin siiyay Guudlaawe si uu uga soo Qeyb galo Shirka Muqdisho
Isniin: June 28 2021 Ra’iisla wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa raalli gelin siiyey madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle…
abaalmarino lagu guddoonsiiyay caruur & dhalinyaro Soomaali ah oo lagu qabtay Zwolle- Nederlands [Sawirro]
Axad, 27 June [Qaranimo Online] Guddiga jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Zwolle iyo nawaaxigeeda ayaa maanta u…
Guddoomiyaha baarlamaanka ee Iran oo sheegay in dalkiisa uusan wax xog ah oo ku saabsan nukliyeerkeeda
Axad: June 27 2021 Guddoomiyaha baarlamaanka ee Iran ayaa sheegay in dalkiisa uusan wax xog ah oo…
Madaxa howlgalka Midowga Afrika Soomaaliya oo hambalyo u dirayay shacabka Jabuuti.
Axad: June 27 2021 Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Danjire Francisco Madeira ayaa hambalyo u…
Sudaan oo sheegtay in ay maxkamadda ICC ku wareejin doonto saraakiil loo haysto dambiyo dagaal
Axad: June 27 2021 Dowladda Sudaan ayaa sheegtay in ay maxkamadda caalamiga ah ee ICC ku wareejin…
Wasiir ku xigeenka warfaafinta Al-Cadaala oo ka hadlay Weerarkii saakay ee Degmada Wisil.
Axad: June 27 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si adag u cambaareysay weerarkii ay dagaalamayaasha Al-Shabaab saakay…
Sacuudiga oo sii daayay haweeney caan ah oo ah qoraa iyo qof u dooda xuquuqda bulshada
Axad: June 27 2021 Sacuudiga ayaa sii daayay haweeney caan ah oo ah qoraa iyo qof u…
Koofur Afrika oo sheegtay in nooca Delta ee coronavirus uu ku faafayo dalkaas
Axad: June 27 2021 Dolwadda Koofur Afrika ayaa sheegtay in nooca Delta ee coronavirus uu ku faafayo…