Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska kenya oo baadi goobaya Rag ay Al-shabaab ku afduubteen Magaalada Mandera

Arbaco : June 23 2021 Booliska kenya ayaa ka baadi goobaya Koonfurta Magaalada Mandera laba rag oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaalo lagu weeraray Xero ay deganyihiin ciidamada Maraykanka ee Baqdad.

Arbaco : June 23 2021 Gantaalo ayaa ku dhacay xero ay deganyihiin ciidamadaMaraykanka ee ku taala meel…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradii hoggaamiyihii dhintay ee Liibiya Qadaafi oo soo cagadhigatay Tripoli

Arbaco : June 23 2021 Diyaarad uu gaar u lahaa hoggaamiyihii dhintay ee Liibiya, Mucammar Qadaafi, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada isbahaysiga mucaaradka Somalilandoo shaaciyay Wakiilada

. Talaado: June 22 2021 Xisbiyada isbahaysiga mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa shaaciyay magacyada musharaxiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo doorashadii shalay waddankaasi ka dhacday ku tilmaamay mid taariikhi ah.

. Talaado: June 22 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa doorashadii shalay waddankaasi ka dhacday ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo madaxda maamul goboleedyada ku marti-qaaday shir ka dhacaya magaalada Muqdisho

. Talaado: June 22 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu madaxda maamul goboleedyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo oo Dowladdda ku eedeeyay inay Safar ka Xayireen

Talaado: June 22 2021 Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) ayaa mas’uuliyiin ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Barcelona oo Rajo ka qaba in ay soo iibsadaan Christian Ronaldo Xili uu u cayaaro Messi

Talaado: June 22 2021 Madaxa kooda Barcelona, Joan Laporta, ayey riyadiisa u dhaw dahay iney run noqoto,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Turkey oo sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan waa cusub oo wanaagsan

Talaado: June 22 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Calooshood u shaqeystayaal ka tirsan shirkadda Wagner oo lagu eedeeyey iney ku dileen toban ruux

Talaado: June 22 2021 Calooshood u shaqeystayaal katirsan shirkadda Wagner, ayaa lagu eedeeyey iney ku dileen toban…

Posted in WARARKA MAANTA

Heesaa Nigerian ah oo loo xirey aflagaado la sheegay inuu u geystay Islaamka

Talaado: June 22 2021 Heesaa u dhashey Nigeria, kaasoo kusugan gobolka Kanu, ayaa la xirey, kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada ee Itoobiya oo muujiyey walaaca ay ka qabaan is daba marin

Talaado: June 22 2021 Guddiga doorashada ee Itoobiya, ayaa muujiyey walaaca ay ka qabaan cabashooyinka la xiriira…