Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble iyo Dowlad Goboleedyada oo la filayo in bilowga todobaadka soo socda shir ku yeeshaan Muqdisho.

Talaado:  June 22 2021 Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal wasaaraha Pakistan oo sheegay inDagaal ka dhaco Afghanistan marka ciidamada caalamiga ka baxaan

. Isniin June 21 2021 Raisal wasaaraha Pakistan Cimraan Khan ayaa sheegay in welwelkaugu weyn ee ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy ahmed oo codkiisa ka dhiibtay deegaankiisa Beshasha oo uu ku tegay diyaarad helikobtar ah.

Isniin June 21 2021   Doorashooyinka gobol iyo kuwa baarlamaaniga ah oo waqtigooda ka soo daahay ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabadhii Amiirad Amiirad Latifa Dubai ee la weysanaa oo garoonka Madrid laga helay

  Isniin June 21 2021   Waxaa soo baxay sawir muujinaya Amiirad Latifa, oo ah gabadha Amiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga madaxa-bannaan la-dagaalanka musuq maasuqa oo ka hadlay doorashoyinka dalka.

  Isniin June 21 2021   Guddiga madaxa-bannaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa ayaa soo saaray war-saxaafadeed digniin…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidanka oo shaacisay magaca nin lagu eedeynayo dilkii Sheekh Cali Dheere oo Galkacyo lagu dilay

  Isniin June 21 2021   Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo sheegay in dowladdiisa ay sii wadi doonto la shaqeynta ciidamada Eritrea

Isniin June 21 2021   Wareysi gaar ah oo ay BBC-da la yeelatey ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy…

Posted in WARARKA MAANTA

Antonio Guterres oo ku booriyey madaxda Itoobiya qabashada doorasho xor iyo xalaal ah

Isniin June 21 2021   Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku booriyey madaxda Itoobiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo Afrika kala shaqeyneysa dhismaha xarumo soo saara tallaalka Covid 19

Isniin June 21 2021 Madaxa Ururka Ganacsiga Adduunka ayaa sheegtay in qaaradda Afrika ay Midowga Yurub kala…

Posted in WARARKA MAANTA

AMISOM oo sheegtay in ciidamadooda ka socda Uganda ay isaga baxeen Marin Gubaay Shabeellaha Hoose

Isniin June 21 2021 Ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay in ciidamadooda ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Cusub ee Iiraan “ iraan gorgortan kama galeyso barnaamijkeeda hubka nukliyeerka

Isniin June 21 2021 Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanka deegaanka Kamakunji oo booqday isibitaalka ay ku jirto Hafsa oo shalay la afduubtay

Isniin June 21 Xildhibaanka deegaanka Kamakunji ee magaalada Nairobi, Yusuf Xasan, ayaa maanta ku booqday isibitaalka ay…