Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo qaabilay Safiirka cusub dowladda Itoobiya

Isniin June 21 Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Safiirka cusub…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda Israel oo booqan doona Imaaraatka Carabta

Isniin June 21 Wasiirka arrimaha dibadda ee Israel Yair Lapid ayaa booqan doona dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dheemankankii ugu waynaa oo laga helay dalka Botswa

Isniin June 21 Dheemankan ayaa la rumeysan yahay inuu yahay kan saddexaad ee uggu weyn ee dunida,…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo beeray geed ka hor inta uusan ka codaynin Addis Ababa.

Isniin June 21 Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa ku beeray geed Caasimadda Addis Ababa, iyadoo malaayiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Manchester United oo ka dhigeysa Paul Poba oo saxiixay heshiiskiisa cusub

Isniin June 21 Kooxda Manchester United ayaa ka dhigeysa ciyaaryahanka qadka dhexe Paul Poba dadiisuna tahay 28…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladdii Sweden oo la riday kadib markii ra’iisul wasaarihii uu wayay codka

Isniin, 21 June Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha howl-galka Africom oo ka digay amaanka Somalia, Mali, Niger, Chad iyo Sudan

Isniin, 21 June Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin culus oo la xiriirta ammaanka, taas oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo ku eedeeyey dagaal yahano weerarka lagu diley sagaal Sarkaal

. Isniin, 21 June Madaxda Itoobiya ayaa ku eedeeyey dagaal yahanada la mamnuucay ee OLA weerarka lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilmo sanduuq ku jira oo laga soo badbaadiyey wabi ku yaalla Dalka Hindiya

Isniin, 21 June Kabtanka doon oo ka hawl gala gobolka waqooyi Hindiya ee Uttar Pradesh, ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo loogga dareerin doorashada

 June 21 2021  Deegaanka ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaan maanta loogga dareerin doorashada guud ee dalkaasi ka dhaceysa….

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ahayd sababta Cali Cabdi Wardheere [Cali yare] loogu xiray Talyaaniga.?

Isniin, 21 June, [Qaranimo Online] Maxkamad ku taal dalka Talyaaniga ayaa la filayaa in ay mar kale…

Posted in WARARKA MAANTA

Goobaha codbixinta ee Doorashada Addis Ababa oo dib u dhac ku yimid

 June 21 2021  Goobaha qaar ee codbixinta ee magaalooyinka Addis Ababa iyo Bahir Dar, ayaa la furey…