Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Faransiiska iyo Ingiriiska oo kala saxeexday heshiis ku saabsan ka hortagga qulqulka muhaajiriinta

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan sidii looga hortaggi lahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Amniga Soomaaliya oo xiray Sheekh Muqdisho ku faafin jiray fikradaha Khawaarijta’ Al-shabaabna Taageersanaa

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa maanta soo xiray Sheekh Mustafa Cali Caanood oo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin 18 sano nolohiia ku qaatay garoonka diyaraadaha Paris oo dhintay waxaana la helay isagoo kumanaan Euro ay ku jirto boorsooyinkiisa

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Markii uu ku dhex dhacay kala qeybsanaan dibloomaasiyadeed ayaa Mahran Karimi Nasseri oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Dalka Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Imaaraatka

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Hoggaaminaysa Abaabulka Dagaal ee khawaariijta ee ka socda deegaanada gobolka bakool oo gaaray deegaanka Aato.

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Wafdigaan saraakiisha ah ee gaaray deegaanka Aato gobolka Bakool waxa  horkacayay Taliyaha Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Cristiano Ronaldo ” Waxaan dareemay in kooxda Man United ay i khiyaantay”

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in uu dareemayo inay “khiyaantay” kooxda Manchester United isla…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha CID-da ee gobolka Mudug oo isku day dil ka badbaaday Xili uu ku sugnaa Garoowe

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rasaas xalay saq-dhexe ka dhacday magaalada Garoowe…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada DANAB oo ka hortegay weeraro qaraxyo ah alshabaab ay soo maleegeen

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Danab ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Faahfaahin Dheeri ah oo kasoo baxaysa Dil loogaystay Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Nin Odaya ahaa oo lagu magacaabi jiray Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa saaka waaberigii…

Posted in WARARKA MAANTA

Labada xisbi ee mucaaradka Somaliland oo sheegayin aanu u aqoonsanayn Muuse Biixi Madaxweyne

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Labada xisbi ee mucaaradka ah ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Somaliland oo xisbiyada Waddani & UCID ku eedeysay inay kasoo horjeeda Horumarka

Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ka falceliyey go’aankii Xisbiyada Mucaaradka…

Posted in WARARKA MAANTA

Faahfaahin: Dagaal Culus oo Markale Alshabaab ku Qaadeen Deegaanka Dhisiq Shurufle

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Maleeshiyo AS ah ayaa galabtay soo weerartay deeganka Dhisaq Shurufle oo ay joogan…