Author: QOL Contributor
Tirada Dadka Adduunka ku nool oo Maanta Gaartay 8 Bilyan Oo Qof!
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Qaramada Midoobey waxaa ay sheegtay in Cunuggii 8 bilyanaad ee Bani’adamka maanta nool…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Lafta Gareen oo dalab cults u gudbiyey howlgalka ATMIS
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Oo La Kulmay Wakiilka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Soomaaliya
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Guddoomiyaha hayadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta kulan la…
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden oo kulankii ugu horreyay oo fool ka fool ah la yeeshay dhiggiisa Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping.
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa kulankii ugu horreyay oo fool ka fool ah…
Dowlad goboleedka HirShabeelle oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka qarxay aaggaa degmada Cadale
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 – Dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka…
Mareykanka oo $10 milyan oo abaal-marin ah ku bixinaya xogta Saraakiisha Al-shabaab Axmed Diiriye, Mahad Karate, iyo Jehad Mostafa
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin…
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni’aadannimada iyo Wararka Deg degga Ah
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Tababarka tabinta xaaladaha beni’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen 30…
Madaxweynaha Puntland oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia uga warbixiye xaaladda dalka
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Xaflad weyn oo soo dhoweyn…
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo ka shiray furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo…
Madaxweynaha Ukraine oo booqday magaalo muhiim ah oo ay la wareegeen
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa booqday magaalada Kherson oo dhawaan ay la wareegeen…
Haweeney lagu tuhmayo qaraxii Istanbul oo la xiray
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Turkey ayaa maanta ku eedeysay haweeney u dhalatay dalka Syria inay talaashay qaraxii…
Baaq Nabadeed oo loo diray beelo ku dagaallamay Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Cadale
. Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Waxa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee loo dirayo beelahii dhawaan ku…