Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo magacabay guddoomiyaha gudigga qaxootiga iyo barakacayaasha

June 7 2021 Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sameeyey macaabis cusub, kadib wareegto uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 30 qof oo ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay Pakistaan.

June 7 2021 In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay  koofurta…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa kuma Barkhad Jaamac Batuun shaqsiga Gil gilay Doorashada Somaliland?

June 7 2021 Barkhad Jaamac Batuun oo matalaya beelaha la haybsooco ayaa kusoo baxay codkii ugu badnaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka Boko Boko Xaraam Nigeria oo la dilay

June 7 2021 Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam, Abuubakar Shekau ayaa is dilay, sida laga soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dhagax-dhigay shan waddo oo laamiya.

June 7 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Isniin ah Garoowe ka dhagax-dhigaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Borris Johnson oo G7 u sheegay in dalalka saboolaka ah la siiyo talaalka COVID 19

June 7 2021 Ra’isul Wasaarahaa Ingiriiska Borris Johnson ayaa sheegay in uu ku boorrin doono madaxda kasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Amniga waddanka Jordan oo weeraro hubeysan kula kulmay caasimada Cumaan

June 6 2021 Ciidamada Amniga waddanka Jordan ayaa weeraro hubeysan kula kulmay caasimada Cumaan, sida ay masuuliyiintu…

Posted in WARARKA MAANTA

Imtixaanaadka dugsiga sare oo ka bilowday Dalka Jabuuti.

June 6 2021 mtixaankii shahaadiga ee dugsiga sare ee sanadkan 2021, ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Jabuuti…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Soomaaliya oo sheegay in gacanta lagu dhigay eedeysanihii ku dilay gabdha Warta-Nabadda

June 6 2021 Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa goor dhawayd shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen eedeysane…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska

June 6 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adaha gargaarka oo ka digay in deeqdii UK bixin jirtay saameen ku yeelato bulshada

June 6 2021 Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay in deeqdii UK bixin jirtay ee ay jaratay ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qatar oo cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay busteejo Gawaarida laga raaco

June 6 2021 Dowladda Qatar ayaa si weyn u cambaareysay weerar ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay…