Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

dalka Kongo kumanaan qof oo ka qaxay guryahooda markii fulkaane ka qarxay buurta Nyiragongo

May 24 2021 Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, kumanaan qof ayaa ka qaxay guryahooda ka dib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo guddiga KMG doorashooyinka Puntland ku bogaadiyay barnaamijka diiwan-gelinta

May 24 2021 Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalkii 11 maalin ee Gaza Israa’iil iyo Xamaa soo guulo ka sheeganaya dagaalkaas

May 24 2021 Kaddib xabbad-joojintii ay ku heshiiyeen Israa’iil iyo dagaal-yahannada Xamaas, Falastiiniyiinta ku sugan Gaza, oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Xijaar oo isbedello ku sameeyay Talisyada saldhigyada booliska

May 23 2021 Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta isbedello…

Posted in WARARKA MAANTA

Priti Patel ” Sumcadda BBC-da waxaa si weyn hoos ugu dhigay Wareysiga Diana

May 23 2021 Xoghayaha arrimaha gudaha UK Priti Patel ayaa sheegtay in sumcadda BBC-da ay si weyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo ka hadlay xaalada shirka iyo meesha uu marayo..

May 23 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran…

Posted in WARARKA MAANTA

Man City oo ku guuleysatay caawa tartanka horyaalka Ingiriiska

May 23 2021 Waxaa caawa la soo gabagabeeyay xilli ciyaareedka tartanka horyaalka Ingiriiska iyadoo ay kaalmaha hore…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka Iran oo sheegay in kormeerayaasha caalamiga ah aysan mar dambe heli karin sawirada

May 23 2021 Afhayeenka baarlamaanka Iran ayaa Axadda maanta ah sheegay in kormeerayaasha caalamiga ah aysan mar…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Israel oo 120 qof Yuhuud ah u gelbiyay in ay booqdaan goobta barakeysan ee magaalada Qudus

May 23 2021 Booliska Israel ayaa 120 qof oo Yuhuud ah Axadda maanta ah u gelbiyay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Joe Biden oo sheegay inaysan wax isbeddel ah ku iman ballan-qaadkiisa ku aadan amniga Israel

May 23 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inaysan wax isbeddel ah ku iman ballan-qaadkiisa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Turkiga oo u suuragashay inay qaab kale ku hesho diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn

May 23 2021 Dowladda Turkiga ayey u suuragashay inay qaab kale ku hesho diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo soo rogay amar hor leh oo Xajka ku saabsan

May 23 2021 Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo rogtay amar hor leh oo ku saabsan Xajka sanadkan 2021-ka….