Author: QOL Contributor
Xafiiska Ilhaan Cumar oo sheegay in shirkadda Facebook ay diiday inay meesha ka saarto xayeysiin
May 22 2021 Xafiiska Ilhaan Cumar ayaa sheegay in shirkadda Facebook ay diiday inay meesha ka saarto…
Siciid Deni iyo axmed Madobe oo caawa kulan gaar ah la leh siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyiga
May 22 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho caawa ka socda kulan dhex maraya Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubaland iyo…
Rooble “Waxaa maanta maalintii kowad si wanaagsan noogu furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka.
May 22 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta ahaa shir guddoonka kulankii ka…
Bam gacmeed ka dhacay goor dhawayd isgoyska Boqoleyda xaafadda Bardale ee magaalada Baydhabo
May 22 2021 Wararka ka imaanaya caawa Fiidkii magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in caawa…
Hoggaamiyaha militariga Myanmar oo sheegay in maxkamad soo taagi doonaan Aung San Suu Kyi.
May 22 2021 Hoggaamiyaha militariga afganbiyay dowladda Myanmar General Min Aung Hlaing ayaa maanta oo Sabti ah…
Rooble oo Puntland iyo Jubaland ku Qanciyay in aysan soo bandhigin Ciidamada la socda ee Muqdisho jooga
May 22 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dalbaday madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubaland…
Jabriil Xaashi oo ka hadlay khilaaf soo kala dhexgalay Jaaliyadda Soomaalida Nunspeet [WARAYSI]
Sebti, 22 Mey [Qaranimo Online] Jabriil Xaashi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida, kana tirsan Jaaliyada Magaalada…
Dad ku dhintay doox ay ku dabaalanayeen Magaalada Garowe
May 22 2021 Ilaa iyo shan carruur ah oo labo ka mid ah ay hablo yihiin oo…
maxaabiista jeelasha Mareykanka oo geeriyooday markii ay neefta ku dhegtay
May 22 2021 Mid ka mid ah maxaabiista jeelasha Mareykanka ayaa geeriyooday kaddib markii ay neefta ku…
shirkii Teendhada Afisyoone ee arrimaha doorashooyinka oo furmay
May 22 2021 Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyoone waxaa goor dhow si rasmi…
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Guddoomiyaha Wanla-weyn iyo Guddoomiyaha arimaha bulshada oo ka socda halkaas
May 22 2021 Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada hoose saakay ayaa sheegaya in halkaas…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde goor dhawayd
May 22 2021 Waxaa goor dhawayd soo gaaray garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka…