Author: QOL Contributor
Beesha caalamka oo uga digay madaxda inay lumiyaan fursadda shirka Muqdisho ka furmaya
. May 20 2021 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa qoraal ay soo saareen uga digay madaxda…
Kulan lagu xalinayo dagaal ka dhacay galbeedka magaalada Beladweyne oo ka socda halkaas.
May 20 2021 Kadib markii uu dhawaan dagaal ku dhexmaray qeybo kamid ah gobolka Hiiraan beelo walaalo…
Qaramada Midoobay oo ka hadashay arrimaha doorashooyinka iyo shirka wada-tashiga Muqdisho.
May 20 2021 Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay xaaladda dalka,…
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland
May 20 2021 Ku-simaha Madaxweynaha Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi u magacaabay…
Dhismaha xarunta wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo maanta la dhagax dhigay
May 20 2021 Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka caalamiga ah ee Galmudug, Cabdinaasir Geelle Cilmi…
Taliska Booliska Jowhar oo soo bandhigay Maxaabiis iyo hub ay sheegeen in lagu qabtay dagaalkii shalay
May 20 2021 Taliska Ciidmada Booliska Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar ayaa Maanta soo bandhigay Maxaabiis iyo hub…
Axmed madoobe oo si diiran loogu soo dhaweyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde
May 20 2021 waxaa goor dhawayd Garoonka Muqdisho ka solo dagay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo wafdi…
Ciidanka Burundi oo dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Jowhar
May 20 2021 Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee…
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Puntland
May 20 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne…
Ganacsade Somali Maraykan ah Bashiir oo Nolol iyo Geeri lagu la yahay magaalada Nairobi
May 20 2021 Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade ayaa muddo todobaad ah la la’yahay meel uu jaan…
Qaban qaabadii ugu danbaysay ee Shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka
May 20 2021 Saacadihii ugu danbeeyay ee Shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka ayaa laga dareemayaa Magaalada Muqdisho, waxaana…
Amisom oo raashin ku wareejisay Madaxda Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
May 20 2021 Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq isugu jirta raashin iyo agab…