Author: QOL Contributor
Madaxweynaha Galmudug oo caawa Fiidkii soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo shirka Bari.
May 19 2021 Waxaa Garoonka Muqdisho caawa fiidkii ka soo dagay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi…
Hay’adda miina baarista oo gaadiid iyo agab kale ku wareejisay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka
May 19 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka miina baarista UNMAS ayaa gaadiid iyo agab kale…
Joe Biden oo ku baaqay in la dajiyo colaadda Qaza iyo Israa’iil oo duqaysay Lubnaan.
May 19 2021 Ayadoo Israa’iil ay duqaysay bartilmaameedyo ku yaal dalka Lebanon, ayaa madaxweynaha Maraykanka Joe Biden…
Wasiirka arrimaha dibedda ee Lubnaan oo iska casilay xilka kadib waraysi uu ku weerarray dalalka Khaliijka
. May 19 2021 Wasiirka arrimaha dibedda ee Lubnaan, Sharbal Wahba, ayaa iska casilay xilkiisa kadib cadaadis…
Shaki ka dhashay Rooble iyo Farmaajo qofka shir guddoominaya kulanka bari
May 19 2021 Shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa inuu ka furmo…
Rooble “Waxaan rajeynayaa in Shirka Golaha Wadatashiga Qaran guul noogu soo dhammaado si doorasho loo aado.
May 19 2021 Qoraal uu soo dhigay goor dhawayd Raisal wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble Bogiisa ayaa…
Nolasha Nolol waa kalimad yar balse xambaarsan macna weyn Faallo
May 19 2021 Nolasha Nolol waa kalimad yar balse xambaarsan macna weyn. Noloshu waa dadka, maalmaha iyo…
Maamulaha Manchester United oo difaacay ciyartoydiisa taageerada u muujiyay Falastiin
May 19 2021 Waxaa aad loo hadal hayaa labo ciyartooy oo ka tirsan kooxda ka dhisan Ingiriiska…
Afhayeenka Midowga Musharaxiinta oo warbaahinta la hadlay
May 19 2021 Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay…
Sarkaal ka tirsan madaxtooyada hirshabeelle oo ku dhintay Iska Hor-imaad
May 19 2021 Khasaare dhimasho iyo dhaawacleh, ayaa laga soo weriyay iska hor-imaad kooban oo saaka ka…
Heritage oo soo saaray warbixin ay cinwaan uga dhigay
May 19 2021 Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa soo saaray warbixin uu cinwaan uga dhigay “Sida…
Mahmoud Cabaas “ Israa’iil Waa Argagixiso waxayna gashay Danbiyo dagaal
May 19 2021 Mahmoud Cabaas, madaxweynaha Falastiin, ayaa ku eedeeyay Israa’iil in ay ” argagixiso iyo dambiyo…