Author: QOL Contributor
garsoore ka tirsanaa wasaaradda Caddaalada xukuumadda oo xalay la dilay
May 9, 2021 Dabley hubaysan, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay garsoore caan ah, oo ka tirsanaa…
Ha’yadda NASA ee maamusho Hawada Sare ee Mareykanka oo dhaleeceysay Shiinaha
May 9, 2021 Ha’yadda maamusho Hawada Sare ee Mareykanka ayaa dhaleeceysay Shiinaha isla markaana sheegtay inuu xakameyn…
Fanaanadii Muno Xidigta oo ka mid ahayd Hobollada Waaberi oo ku geeriyootay Muqdisho.
May 9, 2021 Allaha u naxariistee Fanaanadii Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho,…
Sanbaloolshe “ Xaalka sidii hore waa ka fiican yahay Farmaajo waa miirsaday hadii 2 Sano loo diiday
May 9, 2021 Taliyihii hore ee Nabadsugida Qaranka ahna Siyaasi mucaarad ku ah Dowlada waqtigeeda dhamaaday Cabdullahi…
Soomaali ku guulaystay doorashooyinkii ka dhacay dalka UK shalay
May 9, 2021 Dalka Britain oo ka mid ah wadamada ay ku noolyihiin Soomaalida u badan dadka…
Wasiirka koowaad ee Scotland oo wacad ku martay inay ka go’ayaan UK
May 9, 2021 Wasiirka koowaad ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa Sabtidii wacad ku martay inay horey u…
Farmaajo oo xalay kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada qaar ka mid ah ganacsatada
May 9, 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan afur ah kula qaatay…
FAO oo ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan
May 9, 2021 Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Hoygiisa ku qaabilay Taliyaha Xijaar iyo Taliye ku-xigeenka Kaniif
May 9, 2021 Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan u dhaxeeyay Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Iyo Taliyaha…
Roobabkii ka da’ay Duleedka Muqdisho oo mar kale Gaystay arin laga Naxo
. May 9, 2021 Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qoys danyar ah oo…
Bayern Munich oo loo caleema saaray in ay ay ku guulaysatay horyaalka kubadda cagta ee Jarmalka
May 9, 2021 Kooxda Bayern Munich ayaa dabbaaldegtay kadib markii loo caleema saaray markii sagalaad oo Xiriir…
Rabshado hor leh oo ka dhacay Qudus oo u dhexeeyo booliska Israa’iil iyo Falastiiniyiinta
May 9, 2021 Rabshado hor leh ayaa maanta ka dhacay magaalada Qudus kaas oo u dhexeeyo booliska…