Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Kaapul ee caasimadda dalka Afgaanistaan.

May 9, 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar loo adeegsaday qaraxyo ay dad badani ku dhinteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobab khasaare dhaliyay oo xalay ka da’ay Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

May 9, 2021 Waxaa hakad uu ku yimid isu socodka gaadiidka iyo dadka u kala goosha magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Sadiq Khan oo mar kale la doortay in uu Noqdo Duqa magaalada London

May 9, 2021 Duqa magaalada London Sadiq Khan oo ahaa musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Labour Party…

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaalkii Shiinaha ka fakaday oo ku dhacay meel u dhaw Badweynta Hindiya

May 9, 2021 Maalmo kadib waxaa soo dhacay Gantaal Warbaahinta caalamka ay aad u hadal haysay oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar Cabdirashiid oo soo dhaweeyay dib u soo nooleynta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

.  . May 8, 2021 Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa soo dhaweeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inay si dhaw ula socdaan halka uu maray gantaalka baxsadka ah ee Shiinaha.

 . May 8, 2021 Mareykanka wuxuu Khamistii sheegay inay si dhaw ula socdaan halka uu maray gantaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Putin oo sheegay in Tallaalka Ruushka la isku haleyn karo sida qoriga AK 47 .

 . May 8, 2021 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka dhawaajiyay in tallaalka uu soo saaray dalkiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

u Diyaar garowga Ciidul Fidriga iyo Magalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii oo laga dareemayo.

May 8, 2021 Maalmo kooban ayaa naga xiga Bilashada Bisha Ciidul Fidriga, waxaana laga daremayaa Magalada Nairobi…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha guud Antonio Guterres oo soo dhoweeyey dib usoo celinta xiriirka Kenya iyo Somalia.

May 8, 2021 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dib usoo celinta xiriirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sudan oo shaaciyey inay Hay’adda Shisheeye ku soo wargelisay in Waqooyiga Sudan ku habsan doono Gantaalka Shiinaha ee Long March 5B Y2.

May 8, 2021 Dadka ku nool Gobalka Waqooyiga ee Jamhuuriyads Sudan ayey la soo gudboonaatay cabsi, Rucbi…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Cumar Filish oo saacado kadib booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii saacadihii Lasoo dhaafay ka da’ay Muqdisho

May 8, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo soo dhaweyay dib u soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

 May 8, 2021 “Turkiga waxuu soo dhaweynayaa horumarada la xiriira dib u soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee…