Author: QOL Contributor
Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay warbixin New York Times ka qoray madaxweyne Farmaajo isaga dhiibay baasaboorka
May 3-2021 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadashay warbixin xasaasi ah oo uu wargeyska New York…
Hoggaamiyaha Iran Ayatollah Ali Khamenei oo Cambaareeyey wasiirka arrimaha dibedda dalkas.
May 3-2021 Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa cambaareeyey wasiirka arrimaha dibedda dalkas, oo wareysi…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Dowladda Qatar
. May 3-2021 Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi heer…
Saddex qof oo Israa’iiliyiin ah oo lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Daanta Galbeed
May 3-2021 Saddex qof oo Israa’iiliyiin ah ayaa Axaddii lagu dhaawacay toogasho ay Daanta Galbeed ee la…
Ashish Vidyarthi waa jilaa caan ku noqday doorka laadarnimada ee filimada Bollywood-ka Hindiya
May 3-2021 Ashish Vidyarthi waa jilaa caan ku noqday doorka laadarnimada ee filimada Bollywood-ka Hindiya, laakiin lixdii…
Wariyayaasha Soomaalida ee ka howlgala Somaliya oo oo tacaddiyo kala duwan la kulmo
May 3-2021 Maanta oo kale 3 May, waxaa caalamka laga xusaa maalinta caalamiga ah ee xurriyadda saxaaafadda,…
Sheekh Cali Amiin oo imaam caan ka ah bariga Congo oo lagu toogtay masjidka weyn ee magaalada Beni isaga oo salaad ku tukanaya.
May 3-2021 Sheekh Cali Amiin, oo ahaa imaam caan ka ah bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa…
Dilka saaka ka dhacay Isgoyska Carwo Itko ee magaalada Muqdisho iyo kooxdii gaysatay oo baxsatay.
May 3-2021 Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Carwo Itko ee magaalada ka dhacay Dil loo gaystay…
Dr. Mutlaq Bin Majed Al- oo la kulmaya Madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada Galmudug, Hir-Shabeelle & Koofur Galbeed.
May 3-2021 Dr. Mutlaq Bin Majed Al-Qahtani Ergeyga Gaarka ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowlada Qatar u…
waxaa kordhay weerarada loo geysanayo wariyeyaasha iyo hay’adaha warbaahinta Bariga iyo Koofurta Africa
May 3-2021 Sanadkii la soo dhaafay waxaa kordhay weerarada loo geysanayo wariyeyaasha iyo hay’adaha warbaahinta ee guud…
Puntland oo ku dhawaaqday shirweyne ku saabsan xallinta caqabadda soo wajahday Ardayda Reer Puntland
May 3-2021 Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday, shirweyne ku saabsan xallinta caqabadda soo wajahday Ardayda Reer Puntland…
Koonfur Afrika oo shaacisay qorshe ay doonayso in lagu joojiyo bacriminta lagu tarminayo libaaxa si ay u suurto gasho in la ugaadhsado
May 3-2021 Koonfur Afrika ayaa shaacisay qorshe ay doonayso in lagu joojiyo bacriminta lagu tarminayo libaaxa si…