Author: QOL Contributor
Dalka Portugal oo ka tirsan Yurub oo billaabay uu khafiifiyo bandowagii saarnaa xanuunka COVID19
May 3-2021 Dalal dhowr ah oo ka tirsan Qaaradda Yurub ayaa billaabay inay khafiifiyaan bandowagii saarnaa ee…
Ra’iisul wasaare Rooble oo suxufiyiinta Soomaaliyeed ku hambalyeeyay 3-da bisha May, oo ah maalinta xorriyadda saxaafadda
May 3-2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed ku hambalyeeyay 3-da…
Hoggaamiyaha Golaha Militariga Chad Maxamed Idris Deby oo ku dhawaaqay Xukuumad KMG ah
May 3-2021 Hoggaamiyaha Golaha Militariga Chad Maxamed Idris Deby ayaa ku dhawaaqay Xukuumad KMG ah oo ka…
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed oo saakay ku soo wajahan Muqdisho..
May 3-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goor dhawayd halkaas uu gaaray Madaxweynaha…
Dilkii Hogaamiyihii Al-qaacida Osama Bin Laden oo ka soo wareegtay 10 sano
May 3-2021 10 sano ayaa laga joogaa markii Ciidamo hubaysan oo Maraykan ahi ay dalka Pakistan ku…
Haweeney Hogaaminaysa Tirinta Codadka Dalka Hindiya
May 3-2021 Xisbiga u taliya dalka Hindiya ee BJP ayaa xoogga saaray sidii uu ugu guulaysan lahaa…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta oo la kulmay Musharax Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh
May 2-2021 Waxaa caawa magaalada Muqdisho ku kulmau Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Musharax…
Taliye ku xigeenkii ciidanka Haramcad Muumin Ciise Maxamuud iyo ciidamo uu hoggaaminayo oo galabta Mahad salad soo dhaweyay
May 2-2021 Waxaa caawa magaalada Muqdisho laga dareemayaa Jawi kale Markii uu soo goostay Taliye ku xigeenkii…
Weerar ay qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya oo lagu laayay Caruur.
May 2-2021 4 canuf ayaa lagu dilay weerar ay qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya, sida laga…
Madaxweyne Laftagareen oo Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay’addaha kala duwan ee Garsoorka
May 2-2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula…
Rooble oo Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
May 2-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar.
May 2-2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta…