Author: QOL Contributor
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay fariin u diray Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya
May 2-2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Shacabka ee…
Al-shabaab oo Weerar ku qaaday degmada Raaga-ceelle iyo Nabadoon caan ka ahaa halkaas ay ka wateen.
May 2-2021 Wararka ka imaanaya degmada Raaga-ceelle ee gobalka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in saakay arroortii hore…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo gaaray deegaanka Wisil ee koonfurta gobolka Mudug.
May 2-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye iyo…
Labo wiil oo walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa oo lagu dilay gurigooda hortiisa xilli ay ka baxeen masjidka
May 2-2021 Labo wiil oo xuffaad ah oo walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa…
Alle ha u naxariistee Marxuum Fanaan Cabdi Qaboojiye oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed oo ku Geeriyooday Magaalada Oslo
May 2-2021 Dowlada Somaliya ayaa Tacsi u dirtay fanaankii caanka ahaa oo maalmihii la soo dhaafay…
Itoobiya oo Jabhadaha TPLF ee ka dagaallama dalkaas u aqoonsan rabto argagixiso
May 2-2021 Golaha wasiirrada Itoobiya ayaa soo jeediyey qaraar Jabhadaha TPLF iyo OLA loogu aqoonsanayo argagixiso, ciddi…
Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo sheegay in Farmaajo uusan weli wareejin mas’uuliyadii amiga
May 2-2021 Maamul goboleedka Jubbaland ayaa dhaliilay hadalkii shalay ka soo yeeray Madaxweyne waqtigiisa dhamaaday Farmaajo ee…
Musharax madaxweyne Sheekh Shariif oo soo dhaweeyey Go’aankii maanta u qaatay golaha shacabka
. May 1-2021 Madaxwaynihii hore ee dalka ahna musharax madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyey…
Warbaahinta Qaranka oo Markii ugu horaysay lagu qoray Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo dhaweeyay in Rooble lagu wareejiyo
. May 1-2021 Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay in ra’iisal wasaaraha XFS lagu wareejiyo…
Dajnire Afeey “ UNHCR iyo Kenya waxay ka wada shaqeynayaan sidii xal logu heli lahaa dadka qaxootiga ah ka hor inta aan la gaarin.
May 1-2021 Ergeyga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika ayaa ugu baaqay qaxootiga…
Maraykanka oo soo dhoweeyay tallaabadii madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabka
May 1-2021 Qoraal ay barta twitter-ka soo dhigtay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayey ku soo dhoweysay go’aannadii…