Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamanka oo dib u soo Celiyay Heshiiskii 17-Sitember iyo farmaajo oo u hambalyeeyay

May-1-2021 Golaha shacabka baarlamaanka Somaliya ayaa goor dhawayd ansixiyay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-sitember oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: farmaajo oo shaaca ka qaaday inuu fulinta doorashada iyo amniga doorashada ku wareejiyey ra’iisul wasaare Rooble

May-1-2021 Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad la wada sugayey kahor jeediyey Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr. Mutlaq A oo gaaray magaalada Hargeysa

May-1-2021 Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday iyo Gudoonka baarlamaanka waqtigooda dhamaaday oo gaaray xarunta Golaha shacabka..

May-1-2021 Waxaa goor dhawayd Xarunta baarlamaanka gaaray Gudoonkii baarlamaanka ee waqtigiisa dhamaaday iyo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka iyo xulafadiisa NATO oo maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan Afghanistan

May-1-2021 Maraykanka iyo xulafadiisa NATO ayaa maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Qafiifiyay xayiraadii uu saaray dalka March 26

May-1-2021 Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Xayiraadii saarneed Dalka kenya ee isku socodka dadka iyo gaadiidka Qafiifiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

C/raxmaan C/shakuur “ Farmaajo haddii uu xaqiiqada wajaho oo uu garto in ciidan dastuurka daafacaya oo muddo kororsiga diiddan ay Villada kaabiga ku hayaan

May-1-2021 Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa goor dhawayd Bogiisa Facebook soo dhigay Qoraalkan hoos ku qoran. Farmaajo haddii…

Posted in WARARKA MAANTA

15 qof oo rayid ah oo lagu dilay weerar gobolka Oromiya ee dalka Itoobiya

May-1-2021 Ugu yaraan 15 qof oo rayid ah ayaa la dilay ka dib markii rag hubeysan ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee jooga Xarunta ayaa ugu baaqay in farmaajo uu is Casilo

May-1-2021 Waxaa goor dhawayd warbaahinta ay gaartay xarunta baarlamaanka oo lagu wado in uu goor dhaw gaaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Fiqi ” Muddo kororsigiinii Baas waa idin soo celiyey Sida looga bartay Oday Farmaajo khudbooyinkiisii horey

May-1-2021 Muddo kororsigiinii baas waa idin soo celiyey!.! Sida looga bartay Oday Farmaajo khudbooyinkiisii horey uu barlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Somali ah oo habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa.

May-1-2021 Muwaadin Somali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed

May-1-2021 Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha…