Author: QOL Contributor
Ergay ka socda Dowlada Qatar oo la filayo inuu toddobaadka dambe booqasho ku yimaado Soomaaliya.
April 30-2021 Ergay gaar ah oo ka socda dalka Qatar ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe booqasho…
Ergeyga UNHCR u qaabilsan Geeska Africa oo sheegay in aysan jirin dad si khasab ah dib loogu celinayo dalalkii ay ka soo carereen.
April 30-2021 Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR ugu qaabilsan Geeska Africa, Maxamed Cabdi Afey…
Hargaysa oo lagu toogtay Libaax xalay ka baxsaday beer xayawaannada lagu xannaaneeyo oo ku taalla Hargeysa
April 30-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Soomaaliland ay toogteen Libaax xalay…
Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa ku faafay caalamka oo geeriyoday isagoo 65 sano jir ah
April 30-2021 Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa ku faafay caalamka uuna ku caan baxay…
Ciidanka Kumaandooska ee Danab oo war ka soo saaray hawlgal qorshaysan ay saaka ka fuliyeen degaanka Jilib-marka
April 30-2021 Ciidanka Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa war ka soo saaray hawlgal…
Aqalka Cad Dalka Mareykanka oo sheegay in dalka Hindiya loo dirayo sahay qiimaheedu dhan yahay 100-milyan
April 30-2021 Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in dalka Hindiya loo dirayo sahay qiimaheedu dhan…
Dowlada Itobiya oo sheegtay in Maleeshiyaadka TPLFay soo qaaday dagaalo kale oo hor leh
April 30-2021 Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay xuduudka u dhaxeysa Goballada waqooyiga…
30 Culimada Suufiyada ah oo ku dhaawacmay biriq haleeshay goob ay degenaayeen oo ku talla tuulada Bullaale
April 30-2021 Ugu yaraan 30 Culimada Suufiyada ah ayaa ku dhaawacmay biriq haleeshay goob ay degenaayeen oo…
Taliye Faarax Jareere oo sheegay in aysan ka bixi Doonin Difaaca ilaa la tago Teendhada Afisyooni
April 30-2021 Ciidanka Xoogga Dalka ee ka soo horjeeda muddo kororsiga Hay’adaha Dowladda Federaalka ayaa iska diiday…
Daahir Maxamuud Geelle oo si weyn u dhaliilay hadal jeedintii Madaxweynaha Waqtigiiso dhammaaday Farmaajo
April 30-2021 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si weyn u dhaliilay hadal jeedintii Madaxweynaha Waqtigiiso dhammaaday…
Gollaha Deegaanka Degmada Waajid oo doortay Gudoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeena
April 30-2021 Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf,…
Dowladda Pakistan oo u yeeertay Ambasaddor Rajaa Cali Icjaaz oo ah safiirka Pakistan ee dalka Sacuudiga
April 30-2021 Dowladda Pakistan ayaa u yeeertay Ambasaddor Rajaa Cali Icjaaz oo ah safiirka Pakistan ee dalka…