Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil la dhashay guddoomiye ku xigeenka labaad ee BF oo lagu dilay Muqdisho goor dhawayd

Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya dil qorsheysan oo ay barqanimadii maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga La-dagaallanka & Ka-hortagga Maalgelinta Al-shabaab

Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Khilaaf ka dhashay markab tahriibayaal sidday oo loo diiday inuu galo Talyaaniga

Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Dowladda cusub ee midigta adag ee Talyaaniga ayaa 35 nin ka hor istaagtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo weerar ku qaaday saakay Qaayib oo 30km u jirto Degmada Baxdo ee Duleedka Cadaado

Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ciidanka xooga iyo dadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Cimilada Adduunka oo maalintii labaad ka socda dalka Masar

Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha 27-aad…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarka ay saaka Al-Shabaab ku qaaday saldhig militeri magaalada Qaayib ee degmada Baxdo

Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in milatariga Soomaaliya iyo Dadka degaanka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddex qof oo la xaqiijiyay in ay dhinteen ka dib markii diyaarad ay ku degtay waqooyi-galbeed ee Tanzania

Axad: NOVEMBER 6, 2022  Saddex qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen ka dib markii diyaarad ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Kyiv oo ka codsaday dadka deegaanka inay u diyaar garoobaan sidii ay uga bixi lahaayeen haddii ay guud ahaan korantadu ka go’do magaalada

. Axad: NOVEMBER 6, 2022  Duqa caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa ka codsaday dadka deegaanka inay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda federaalka oo shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay 21 ka tirsan Al-Shabaab, halka ku dhawaad 10 kalena ay ku dhaawacmeen.

Axad: NOVEMBER 6, 2022  Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay 21 ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Dhaqaatiir Jabuuti uga timid gurmadka Qaraxyadii Sope

Axad: NOVEMBER 6, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u magacaabay Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada.

Axad: NOVEMBER 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Nasa Ige in…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Axad: NOVEMBER 6, 2022  Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu…