Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka caawa ka socda Muqdisho oo ku faafay isgoysyada Dabka, Shaqaalaha iyo KM-4 ee wadada Maka Al-Mukarama

April 25, 2021  Wararka caawa ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in uu wali socdo Dagaalkii goos gooska…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah : Isgoyska Sayidka oo ay la wareegeen Ciidamo uu wato Taliyihii Hore ee Ciidanka Danab

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd   barta Kontarool ee laga ilaaliyo Madaxtooyada ee isgoyska Sayidka ka bilaawday rasaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Hogaamiye C/raxmaan C/shakuur oo sheegay in la soo weeraray Hogya uu ka dagan yahay Muqdisho.

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd Bartiisa Facebook soo dhigay qoraal Hogaamiye C/raxmaan C/shakuur warsame oo sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Dagaal goor dhawayd ka Qarxay Km4 ilaa warshada caanaha.

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dagaal kulul oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

biy Axmed oo soo saaray bayaan ku saabsan doorashada Itoobiya ee bisha June

April 25-2021 Ra’isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta soo saaray bayaan ku saabsan doorashada lagu wado…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan sheikh “Waxaa nasiib darro in ciidan ka amar qaata farmaajo ay weerar ku soo qaadaan hoygeyga. Waxaan uga digayaa

April 25-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhawayd bartiisa baraha bulshada soo dhigay…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: dagaal Goor dhawayd ka bilaawday xaafada C/casiis oo ay daganyihiin Musharixiinta

Waxaa goor dhawayd Dagaal kulul uu ka bilaawday Degmada Cabdicasiis oo ay Daganyihiin Musharixiinta, Waxaana la sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qof lagu xiray Spain kaddib markii looga shakiyay inuu 22 qof qaadsiiyay fayraska koroona

April 25-2021 Ninkan ayaa lagu xiray dalka Spain kaddib markii looga shakiyay inuu 22 qof qaadsiiyay fayraska…

Posted in WARARKA MAANTA

WHO oo Xaaladda Hindiya ku tilmaantay mid uu dagay xanuunka Covid 19

April 25-2021 Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) waxay sheegtay in xaaladda Hindiya ay tahay “xusuusin ba’an” oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Qax ka bilaawday goor dhawayd Demooyinka dhaca Waqooyiga Muqdisho

  April 25-2021 Wararka ka imaana Waqooyiga Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu ka bilaawday barakac ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanki Milateriga ee ka soo hor jeeda mudo kororsiga oo goor dhawayd la wareegay Isgoyska Sanca

  April 25-2021 Dagaal kooban oo dhex maray Ciidanki Milateriga ee ka soo baxay furimaha dagaalka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax loogaga soo horjeedo muddo kororsiga dowlada oo goor dhow ka bilowday isgoyska Fagax iyo Degmooyin kale..

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho Degmooyin ka mid ah ka bilaawday Banaanbax loogaga soo horjeedo…