Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo sheegay in Maxkamad uu la tagayo shirkadda AstraZeneca

April 26-2021 Midowga Yurub, ayaa bilaabay tallaabo sharci ah oo ka dhan ah shirkadda dawada sameysa ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid oo goor dhawayd ku biiray Mucaaradka taliyihii labaad oo Noqonya..

April 26-2021  Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid Faarax Cadaani Maxamed  oo Noqonaya Taliyihii labaad oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka degmada Shibis Farxaan Jaraaye oo wata gaadiidka dagaalka oo gaaray Agga Mirinaayadda

April 26-2021 Wararka ka imaanaya degmada Shibis  ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliiska degmadaasi  Farxaan Jaraaye oo…

Posted in WARARKA MAANTA

UNHCR oo ka hadashay go’aankii ay Kenya ku xireysay xeryaha qaxootiga.

April 26-2021 Masuul sare oo hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa sheegay in dowladda Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay oo looga hadlay dagalladii muqdisho.

April 26-2021 Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dagalladii xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada daacadda u ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo xirtay wadada dheer ee isgoysyada KM4 iyo Tarabuunka

April 26-2021 Wararka ka imaanaya saakay agagaarka Km4 ilaa isgoyska tarabuunka ayaa sheegaya in  Ciidamada daacadda u…

Posted in WARARKA MAANTA

C/raxmaan C/shakuur “ Waqti danbe ayaa ra’iisul wasaaraha ila hadlay oo uu sheegay inuu doonayo in la joojiyo dagaalka.

April 26-2021 Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradsan ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa ku heshiiyay xabbad-joojin,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal kooban oo goor dhawayd ka dhacay isgoyska sayidka, kadib Markii Ciidamada Dowlada isku dayeen in ay u gudbaan isgoyska Dabka

April 26-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada H/wadaag ayaa sheegaya in goor dhawayd halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada jooga xaafadda Mirinaayadda ilaa isgoyska Sanca oo caratuur difaac ah ka sameystay Halkaas..

April 26-2021 Wararka ka imaanaya xaafadda Mirinaayadda ee shalay ku dagaalameen Ciidamo ka socda Dowlada waqtigeedii dhamaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Cajalad maqal ah oo laga soo duubay wasiirka arrimaha dibedda Iran, oo eedaynaya Ilaalada Kacaanka Iran

April 26-2021 Cajalad maqal ah oo laga soo duubay wasiirka arrimaha dibedda Iran, Javad Zarif, ayaa soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Ganaraal Odawaa yuusuf Raage oo beeniyay in uu is casilayo.

April 26-2021 Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Ganaraal Odawaa yuusuf Raage ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay Xaruntii kaydkii Qaraxyada Al-shabaab

April 26-2021  Ciidamada Daraawiishta Puntland, gaar ahaanna Birmadka madaxtooyada, oo saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka…