Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaday oo caawa la hadli doona warbaahinta sida lagu sheegay qoraal

April 27-2021  Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa la hadli doona warbaahinta, sida…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Ra’isul wasaare Rooble oo sheegay inuu soo dhaweynayo go’aankii Hirshabelle iyo Galmudug

April 27-2021 Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa si cad u…

Posted in WARARKA MAANTA

Hirshabelle iyo Galmudug oo si cad uga hor yimid muddo kordhinta Baarlamaanka Soomaaliya u sameeyey madaxweyne waqtigiisa dhammaaday

April 27-2021 Maamul Goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug oo war saxaafadeed soo saaray ayaa si cad uga hor…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilaalada Madaxtooyada oo ku amray dadka dagan nawaaxiga madaxtooyada ee H/wadag iyo wart Nabada inay ka guuraan

April 27-2021 Wararka ka imaanaya xaafadaha u dhaw Madaxtooyada gaar ahaan cagadhiig, baarjido, agagaarka Degmada wardhiigley, xaafada…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha caalamka “ farmajo Waxaan marar badan uga dignay in muddo kororsiga uu horseedi doono qalalaase siyaasadeed uuna wiiqi doono nabadda, xasilloonida

April 27-2021 Wadamada saaxibada la ah Soomaaliya iyo qaar ka mid ah ururada caalamiga ah ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi “Mar kasta uu RW Rooble hadlo waxaa hadalkiisa mid khilaafsan ka daba dhaha Xundubey

April 27-2021 Wasiirka amniga Galmudug ahna Xildhibaan kla tirsan baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday ayaa u jawaabay Wasiirka amniga…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Amniga Xundubey oo shir jaraa’id u qabtay Idaacada taageerta Dowlada waqtigeeda dhamaaday oo kaliya..

 April 27-2021 Xili abaabul dagaal uu ka socdo Muqdisho loogana soo hor jeedo Dowlada waqtigeeda dhamaaday ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha-Guud oo ku baaqay in si dhakhso leh dib loo bubilaabo wada-xaajoodyada isla markaana la gaaro heshiis

 April 27-2021 Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa si adag uga hadlay iska hor imaadyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo goor dhawayd xirtay dhammaan jidadka soo gala Taalada Daljirka Daahsoon

April 27-2021 Wararka ka imaanaya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada amniga ay xireen  dhammaan jidadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho oo ka billowday barakac xoogan.

April 27-2021  Waxaa sii kordhaya barakaca ka bilaawday saakay Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho, kuwaas…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Qax ka bilaawday magaalada Muqdisho iyo Ciidamada Dowlada oo soo buux dhaafiyay Xerada Caga dhiig. iyo xaafada shantageed

. April 27-2021 Waxaa Qax xoogan oo ah kii ugu deg deg babnaa goor dhawayd ka bilaawday…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqortooyada Ingiriiska oo cunaqabateyn saartay 22 shaqsi oo 14 ka mid ah ay u dhasheen Ruushka, kuna lug lahaa kiisas musuqmaasuq

. April 27-2021 Boqortooyada Ingiriiska ayaa cunaqabateyn saartay 22 shaqsi oo 14 ka mid ah ay u…