Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ismaadaamin ah oo goor dhawayd Duleedka Muqdisho ka dhacay gaar ahaan xerada ciidamada Asluubta .

 April 28-2021 Waxaa goor dhawayd Duleedka Muqdisho ka dhacay qarax xoog leh  gaar ahaan meel aan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil Faransiis ah oo ka digay in dalka uu wajahayo dagaal sokeeye iyo xagjirnimo diimeed darteed

 April 28-2021 Dowladda Faransiiska ayaa cambaareysay warqad furan oo ay saxiixeen askar, taas oo lagu sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Mursal oo fariin u diray baarlamaanka una sheegay in ay ka soo qeyb galaan kulan Deg deg ah.

 April 28-2021 Xili Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday uu xalay saqdhexe qudbadii la wada sugaayay uu ku sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Gobolka Minnesota oo xalay lagu dilay wiil Soomaali ah oo ka mid ahaa shaqaalada xawaaladda TAAJ

 April 28-2021 Waxaa xalay lagu dilay xaafadda Cedar ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota wiil Soomaali ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo caawa Caratuur dhigtay Isgoysyada Fagax, Jungal, Siisii iyo degmada Yaaqshiid. Sawiro

April 27-2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo aad u hubeysan oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha caalamku oo sheegay in Ciidamada Xoogga dalka ay u qayb-sameen qabiilo, taas oo wax u dhimaysa hawshii loo xil saaray

April 27-2021 Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray, ayaa sheegay in mudda kororsiga dowladda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Adeegga internet-ka oo 12 saacadood ka go’anaa magaalo ku gaal ku tal dalka Canada, oo lagu eedeeyey xawayaanka loo yaqaan Beavers-ka

 April 27-2021 Adeegga internet-ka oo 12 saacadood ka go’anaa magaalo ku gaal gobolka British Colombia ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo walaac ka muujiyay xiisadda ka taagan gobolka Tigray

April 27-2021 Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inuu wali si weyn uga walaacsan…

Posted in WARARKA MAANTA

fanaanada Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) oo kamid ahayd hoballadii Waaberi oo ku geeriyootay Dalka UK

April 27-2021 Waxaa dalka Britain ku geeriyootay Alle ha u naxariistee fanaanad Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo), oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha deegaanka Wajeer oo u codeeyay xilka qaadista barasaabka Gobolkaas

April 27-2021 Golaha deegaanka ee Wajeer ayaa u codeeyay in xilka laga qaado barasaab Maxamed Cabdi Maxamuud,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland oo Caawa Warsaxaafadeed ka soo saaray isbadalkii ku yimid siyaasada Dalka

April 27-2021  Waxaa goor dhawayd Warbixin soo saaray Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland, ay kaga hadlayaan isbadalkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho iyo EU oo ammaanay madaxweynayaasha Galmudug iyo HirShabelle

April 27-2021 Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ammaantay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle inay kasoo…